Somali talks end with no meeting
Peace talks on Somalia have broken up without any face-to-face discussions between the government and the main opposition alliance.
Peace talks on Somalia have broken up without any face-to-face discussions between the government and the main opposition alliance.
Nin darbi jiif ah oo cudurka khatarta ah ee HIV qaba oo askari candhuuf ku tufay laguna xakumay 35 sano oo xadhig ah: iyo jawiga mars oo lasoo gudbin doono 10 casho kadib dhegayso - CBC: Under any circumstances, spitting in someone’s face is a demeaning and distasteful act. But is it also deadly? Well, this week in Dallas, Texas, a jury answered that question in the affirmative.
More than four American and French warships have reached the Somali capital, Mogadishu, dropping soldiers in the southern coastal city.
Anagoo Dhamaan Baahweynta wadanka Igiriiska (UK)
magacdooda hoos ku soo qoray ah tacsi u diraynaa
Ehel, Qaraabadii Suldaan Maxamuud Badmaax Riraash
oo ku geeriyooday magaalada Boraame
Suugaanta, dhaqanka iyo horumarka guud ee bulshada ayaa had iyo jeer miisaa oo meel mariya habka ay bulshadu wax u arkayso iyagoo ka dhinbiil qaadanaya waxa ay fahmaan da’yarta badali doonta darajooyinka ay dadaka waxgaradka ahi ay maanta hayaan.
NAIROBI (Reuters) - Talks between Somalia’s interim government and the opposition in Djibouti are a waste of time and no tangible outcome can be expected, Islamist leader Sheikh Hassan Dahir Aweys said on Thursday.
The UN Security Council has unanimously approved a resolution calling for a UN political presence in Somalia for the first time in years. The resolution, passed on Thursday, urged the UN to move its Somalia political office from Kenya to the Horn of Africa nation and set conditions for the deployment of UN peacekeepers. Read the rest of this entry →
Boorama-(Lug)-Taariikhdu sideedaba waa mid maalin uun is qorta sidaasi awgeed 15ka May waxa ay noqotay maalin hor-leh oo taariikhda dalkan Somaluiland ee 18ka sano jira ku soo biirtay waxana ay ku suntan tahay maalin ay ka dhalatay aayaha dalka gudihiisa iyo marxaladaha maanta jira ee ay dhaliyay muraka siyaasadeed ee lagu kala tagsan yahay oo ay umadu gooobjooge ka ahayd una haysay qalinka taariikhda qoraaya.
Sida xeerku uu dhigayo u yaala xukuumada Somaliland ayaa ku cad in Dahir Rayale maanta oo ay bishu 15 ee bisha May, 2008 - uu Rayale yahay shicib caadi ah oo umada la mid ah; Waxase isa soo taraysa inuu mucaaridka u fidiyey marti qaad uu jawiga ku badalyo oo shacabka Somaliland la ciyaarayo ciyaartii ugu danbaysay ee uu isku dayi lahaa sidii uu dalka kusii joogi lahaa.
Hargeysa, (Saylicipress)-Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Md.Daahir Rayaale Kaahin ayaa waxsaxaafadeed uu caawa soo saaray ku shaaciyey magacaabista Gobolka Howd oo ay magaalo madax u tahay magaalada Balaygubadle. Read the rest of this entry →
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Borame ayaa sheegaya in ciidamo hubaysan lasoo dhoobay wadooyinka magaalada iyagoo raxanraxan u socda. Wakhtigii loo qabtay in madaxwayne Rayale uu maamulka wareejiyo oo ay doorasho dhacdo ayaa ku eeg 15 bisha May, 2008.
It is a good opportunity for me to make things even clearer. However, I am glad to read that Mr. Kaid Diriye characterizes Riyale´s subordination and servility to Abyssinia as ´disgrace´.
As I receive many letters from Somali readers, living in different parts of Somalia and Ogaden or in the Diaspora, I have an extra opportunity to understand how people assess the various local developments, react to adversities inflicted on them, and at times defend their illegal interests.
Without resolute will of our political leaders to vanguard us to unity and better tomorrow, the temerity of our people to forgive and embrace each other but remain divided into faqash and [Mujahid], our non-compliance to the guidance of our constitution, the dearth of genuine opposition leaders with accoutrements of an appropriate socio-political culture true to our aspirations and who instead borrow from the old tricks of crying foul when somebody steps on their toe,
ADDIS ABABA (AFP) — Ethiopia said Monday it has the means to secure its vital trade corridor with the Gulf of Aden in the event of conflict between Djibouti and Eritrea.
Tensions have grown between the two Horn of Africa nations since Djibouti accused Eritrean military forces of trench-digging along their common border and infiltrating Djiboutian territory by several hundred metres (yards).
Borama-(Saylicipress)-Soomaaliland weli waa dal ka jira geeska Afrika wax kasta oo dhirbaaxo ku noqon lahayd intii ay jirtay muddo 17 sano ah reer Soomaaliland kaga gudbeen wada hadal ,isu taanaasul ,iyo talo mideysan oo ka timaadda qaybaha shacbiga ,Siyaasiyiinta ,Waxgaradka iyo cid kasta oo dan ka leh jiritaanka Soomaaliland midnimadeeda iyo Nabadgelyadeeda . Read the rest of this entry →
DJIBOUTI (AFP) — The UN’s Somalia envoy called Monday on Somalia’s main political rivals to seek an end to years of bloodshed as peace talks opened Monday in Djibouti.
MOGADISHU (AFP) — At least three civilians were killed Monday when Islamist insurgents attacked an Ethiopian military convoy south of Mogadishu, witnesses said.
Anagoo ah dadka magacdoodu hoos ku xusan yahiin waxaanu
u hambalyaynaynaa Mudane C/shakuur Maxamad Cusmaan iyo
Marwo Khadra Saciid Kaahiye oo maalintii Sabtidii 10/05/08
1- mahamed aw-cali cumar
2-mahamed adem ileeye
3-qaalib mahamed qaalib Read the rest of this entry →