Hanbalyo Meher: Fardousa Hussein Muse iyo Cumar Jamac Ordaye
Hanbalyo ku socota Cumar Jamac Xuseen iyo Fardusa Xuseen Muse oo meherkoodu ka dhacay magaalada Sanca ee dalka Yemen. Waxaan ilaahay uga baryeynaa arooskii lagu nagaado ee ubad khayr qabana kala hela Aamiin.
Filed Under: Hanbalyo





Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto















codsi samaroon
dhallinyarada samaroon waxan ka codsanayaa inay baaq qoraan ay kaga soo horjeedaan go’aanka ceel bardaale iyaga oo go’aanka guurtida ee xaqdarrada ah canbaaraynaya.
dhalinyaro iyo waayeel maanta waa la inna soo galay waxana la yidhi walaalkii loo xiiryow soo qoyso adiguna. waa inan muujinnaa isku duubni, waa inan muujinna dalkeenaa la qaadanayo inan ka soo horjeedno
mr Maxamad cabdillaahi iyo colombo waa markiinii waa inad idinkuna dhalinta u fududeysaan baaqyadaa amma idinka laftiinu afka dhalinta ad ku hadashaan oo ad qortaan.
walaalayaal, ha lala hadlo dadkeennii wixii nafleh ee inuun dhimiro leh, waa in xaqu didirku hadlaa, waa in bbc da lala hadlaa, voa iyo idaacadaha codkeenna la maqli karo iyo web site yada, dhalinyaro do something
reer nuur dhibaatooyin badan baa soo gaadhay oo samaroon dartii u soo gaadhay an la damqanno walaalaheen in tusno inan dhinac joogno. waxa jirta beri hore inay cadhoodeen oo geeraar ay tiriyeen ah samaroon kuma dhaato oo wiilal baa iga dhaqaajee aabow dheegga mataan dhudhunkii garxajis. cadho samaroon bay ahayd yeyn ciilkeenna u dhiman ee waa walaalaheene waa in la dhinac joogsadaa oo inay rag la dhasheen la tusaa, cadaawahana lagaga qaylyaa.
bakipress way bilowday saylac na waa inay bilowdaa si degdeg ah walaalayaal
raxmad ilaahay hela iyo naxariistiisabab
mataan