Comments on: Waa Maxay Sobabta Hargeysa Looga Keenay 200 oo Bolis ah oo Borame loo Geeyey?

By: SUCAAD
SALAMU CALYKUM,, WAXAN HALKAN KA AKHRIYEY WAX AAN KA YAABAY RUNTII  WHY KILL PPL AAN WAXBA KU GAYSAN JUST BICOUSE WAA GADABUURSI BAA LOO DILAY WHY ,LAKIIN WAXA KA DARAN MA MADAXBANANTIHI REER BORAMOW WHY DAD BANAN BAXAYA XABAD LOOGU RIDAY EE WIIL LOO DILAY MARKA LABA JEER BAD DHIMATEEN ADUUN SI NABADA BAA LOO BANANBAXAA MARKA WAX LA DIIDO HADII DADKA BANAN BAXAYA RABSHADO SAMAYNAYN XABAD IN LAGU RIDAA WAA QALAD NIN WIILKA DILAY GAROONKA POLICEKA HORTIISA HALAGU DILO WAA HADIII AAAD DHIIG LEEDIHIIN ,, MIDE KALE MA MADAXBANNAN TIHIIN RER BORAMAOW MAXA POLICE HALKII DHIBTA KA DAHCAYSAY AAN LA GAYNIN LOO KEENAY BOORAMA .. AAN IDIN SHEEGE MARAYKANKA AAD ARAGTEEN GOBOL KAASTAA ISKII BUU ISKUGU TALIYAA DADKA GOBOLKA U DHASHAY BAA MEESHOODA KA TALIYA IYAGOO HAL WADAN ISKU AH LAMA SOO GALI KARO BOORAMA CIIDAN ISAQNA LAMA KENI KARO  REER BORAMOW TASHADA DHULKIINA U MADAX BANANADA .. WA BILAAHI TOWFIIQ

By: AWDALGIRL
MUUSE ADIGA MAXAD SAMAYN LAHEED HADII DADKAGA GARDARO LAGU LAAYO. DAD MASUUFUR AH OO AAN WAXBA GALABSAN MARKA JIDKA LOO GALO , SIDEE IDOOR LOO AMINI KARA OO BUSINESS LOOLA SAMAYSAN KARAA  WAXAY CADAYSTEEN XUMAANTA KU JIRTA MAR LABAD DADKA DAGAALKA KA DHAXEEYO MA JIDKAY JOOGEEN MAY KUWII LA DAGALAMAYAY DOONTAN,MIDA KALE MAY XABAD KU DHUFTAAN  MAXAY U QALEEN DADKA WHY?? THAT IS IT FOR ME NO MORE SOMALI+LAND HADII  GADABUURSI NAF LEEYAHAY GOBBOLKODA HA GOOSTAAN CIDNA CID IMAKA SOMALI UMA TALISO QOLO WALBA GOBOL KOODA WAY GOOSTEEN   WAA IN AAN GOBOLKEENA GOOSANA HADII HADHOW SOMALIWAYN LA HELANA OK HADII KALE MEESHEENA AAN KU IKAANO CALANKA  WAA CALANKII AAN KU BARBARNAY WAN JECELAHAY  WAA CALANKII SOMALIYED MARKA KAN SADEXDA NOOC  AH MA AQOONI KII  IRAQ BUU U EGYAHAY MARKA DOONI MAYNO LA SOCO MUUSE

By: Subagleh
Arintani waa dagaal cad oon geedna loogu soo gaban (declaration of war).. Ragbaa mudo dheer ku baaqayay sidii umada Adal empire ay xoriyadeeda iyo jiritaan keeda udifaacan lahayd.. Dadkan an wax kudarsanay dawlad marabaan mana yaqanaan. Waadad jilib yar oo waliba u doonayo gubal iyo wax dhiiraada iyo dhul balaadhsi. Halka imika laleeyahay gubalka Gabiley 500 u mayl oo wareeg wuu ka yar yahay.  Lixdankii waxa jiray laba wasiir oo Isaaqa iyo laba dadka kala ah. Waxa lagu qaybsaday 50/50. Maanta wax walba buqulkiiba sideetan iyaga qaatay.  Waxa halkan ka socdaa dhul boob mansab, dhul, doonyo, emikana waxa kudar samay waxshinimo iyoo bahalnimo aan hore loo arag. Arintan waxay ubaahantahay dig dig in gacan lagaga jawaabo. Dadkan an la dhaqmaynaa hal luqo ayay yaqaanaan, waa luqada xooga iyo kulufka colaadeed. Waxa loo baahanyahay arintani waa waxshinimo aan geed loogu soo gaban,Waa fascism, Cunsiriyad iyo isir nacayb gaamuray.  Reer Adal empire the war is on. Wake up.

By: Askar
Yaan dadku been isku sheegin, meesha dadka lagu laayey maaha yurub ama north Amerika meesha waa Africa, caqli meesha kama shaqeeyo ( IT IS EYE FOR AN EYE).  Dadka falkan sameeyey waa hamaj  xoolahaa ka caqli badan, ma fahmaan nabada iyo waanwaanta markaa waa in la iska celiyaa. Wax nabad la yidhaa ma jirto dagaal sokeeyaa bilaabmay, gadabursina waa inuu dagaal dheer u diyaar garoobaa . Waxaan la  derisnahay dad hamaj ah oon caqli kaa kexeeyaa jirin, markaa waa inaad xoog iskaga celisaa

By: muse
reer borame isdajiya calanka buluugan aad la wareegaysaana iska dhiga, dadku waa isdilaa waxakan mar qudhaa idin kiciyay ee calanki bari hore iska tuurnay la soobaxdeen waa ayaandaro. Dalku dawlad ayuu leeyahay iyo sharci kalana hagaaya wixii isqabsadana kala saarayaa sifo sharci ah.

miyirka uso noqdaa reer Borame

By: mohamed iadid
asalaamu calykum waraxmatulaahi wabarakaatu  bacda salaam waxaan jeclahay inaan dhamaan usoo gudbiyo dadka udamqanaaya dadka kudhaqan gobolka awdal amaba udhashay meelkasto oo uujoogo  inay kudadaalaan dhinaca saxaafada oo usameysataan sida dadka lamidka ahiba usamaysteen maadaama ay dadka ugu aqoon badna yahiin waxaan inidnkula talinayaa dadan intaad web kudaalaysaan waxaa kafiican inaad dadkan labaabiiyay eee taariikh ahaan iyo maskax anaaba loobaabiiyay aad u soo kab taan

plzzzzzzz waxaan coddheer iyo mid gaabanba ugu soo gudbinayaa nimankan website yada qoroow kudadaala hal idaacad oo dadka soogbta

By: Hibo
HORTA ARTICLEKAN MA WAXA QORAY REPORTER WEBSITEKU LEEYAHAY, HADUU QORAY WEBSITEKU DAMBI WEYN AYUU KU JIRAA WAAYO WUXUU KALA GARAN LAAYAHAY ROLEKIISI OO WAXA ISKA DHEX GASHAY SAXAFNIMADI IYO CAADIFADI, HADUU QOF MADAX BANAAN YAHAYNA WAXAN LEEYAHAY IS DEJI OO SHAYDAANKA ISKA NAAR WAXAN AAD SHEEGAYSANA CIDNA KAMA FIKIRAYSO EE CUQDADA ISKA SAAR

By: NUUR
waxa ay ahayd reer boorama inay shalay ku mudaharaadan ninkaa ciidanka watay ee soo dhaafay dad la afduubay oo badhna la laayay badhna weli aan lahayn meel ay ku sugan yihiin isagoo aan danaynayn daadkaa la afduubay ee uu kusoo cararay dad boorama iskaga nool oon waxba loo dhimayn mida kale waxa ay ujeedadu ahayd in boorama uuna gurmad ka tegin dadka reer awdal ee ceelbardaale ka dagaalmayana dhabar jabin lagu sameeyo wayna dhacday oo maanta waxa na soo gaadhay warar sheegaya in ciidanku ay dileen nin ka mid ah beesha dilla 3 ay dhaawaceen kadib markii ay ay jabiyeen maleeshiyada beesha gabiley abaanduulihiina ay ka dileen qorigiisiina ay ka qaateen