Hanbalyo- Cabdiqadir Xassan iyo Nimiica Cabdiraxman Cabdillahi
admin | Jul 22, 2009 | 0 comments
Dhamaan reer Xaaji Muxumad Suldaan oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxay Hambalyo u dirayaan caruuska iyo caroosada C/qaadir Xasan C/laahi iyo Marwo Niciimca C/raxmaan C/laahi Ismaaciil oo
caroosku ka dhacay maalintii isniinti Magalada Borama goobta Rays hotel. Waxaana lee nahay isku waara ubad khayr qabana alle ha’inikala siiyo
AAmin AAmin AAmin
Filed Under: Hanbalyo





Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto














