Comments on: Kumay Dani Ugu Jirtaa Isku Duubnida Reer Adal

By: mohamed
horta waad salamayntay waa naad  dadaashay sida aad uu soo ururisay taariikhdaan aanay wax ka jiraa jirin mahamedcase iyo makahiil is layay majiraan eee waxan aad qortay intaan cidkale akhrisan oo aanay run moodin meesha ka masax, sdiaa aya khayrku kuugu jiraa oo kaga sharaf badan ama holland joog ama awdal iyo salal.

Mohamed

By: cumar
Wallaalkani waxa uuna kala garaneyn dagaalka iyo dhibaatooyinka yeryer ee umadaha Somalida ka dhexdhaca taana ay Samaronku lawadaagaan umadaha kale. Aanku soxo waxani dagaal maaheyne wuxu ahaa sidan: Dugsiga sheekcali jowhar laba dhalinyaro ayaa isdagaaley sida bani’aadankuba isku dagaalo dabadeedna waa la xaliyey. Kan Borama laba nin oo abtisku ah ayaa isdiley kii waxdileyna waa ladiley wuxuna ahaa Musa fiin iyo Axamed Yonis. Kan jirjirna beeraleybuu ahaa. Kan aadku sheegtey Bahaber celi iyo Makaahiile soo cadee. Laga yabaa inuu ahaa Labka tirsan Yoonis Cimaan iyo bahabercali haduu yireyba. Dagaalka kaliya ee dhacey wuxu ahaa Makeydhere iyo Baharcabdale. Habayaraatee dagaal Makaahiil oo dhani qaadeyma jiro mid Maxamed Case oodhani qaadeyna ma jiro.

By: yarka wax qoraw
maxa xuma waxa aad qortay laakin waxan isweydiinayay sababta aad u soo qortay ee ka danbaysa tani maxad rabta dagaalo halis ah in ay ka dhacaan mise dadka ayaad tariikhda si kale u galinaysa …waxa weeyi dadka aad is barbardhigtay ee wey islaayeen aad leedahayna ismama leh

makaahiil iyo bahabarceli ,wala xeeb jire iyo jibriil yonis ,wala waxana dhagaal uuna dhexmarin makaahil iyo mahadcase oo u dhan dhinac kaste ee fidnada dadka kala dhex fadhiiso ,kula ree nuur iy cali ganuun iyo musa fin iyo jibril yonis ,,,anigu horta waxan ku odhan laha qaabka ad wax u soo qortay lafteeda ayaa cunsuriyadi ku jirta ,,marka waxba nin tariikh amba dagaalo hore ka hadlaya ha iska dhigin inta aad is barbardhigaysa beelo dhan iyo jilib oo wey islayeen aad leedhahay ..waan loo wada joogay waxan aad akhriyayso waana la ogyahay cidi islaysay iyo natiijadi marka hadal qoridiisa ha ku saxan ayaan ku odhan laha