Hanbalyo: Tafatiraha Salalnews oo Wiil u Dhashay

Bahda SayliciPress iyo asxaabta Salalnews waxay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan Maxamed Cali Ciye oo uu wiil u dhashay wiilkaana loo bixiyey
Muscab Maxamed Cali – Ilaahay ha ka dhigo wiilkii lagu reeyey ee dalkiisa, dadkiisa iyo diintiiba anfaca …aamiin

Filed Under: Hanbalyo

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.