Comments on: Dahir Rayale oo Hantida Dadwaynaha ka Macaashay iyo Kursiga uu ku Dhegay

By: sahra
Rashid daud, walaal xukun iyo ninka haya lama diidana, waxa la diidanyahay dalkeena anu an leehay ee aduu ad leedahay ee samroon oo dhammi wada leeyahay siduu nin kale u siin karaa ina Rayaale, muxuu 13 kursi oo samaroon horeba cigaal ugu diiday aw inno siiyey.

waxa laga hadlayaa waa taa walaal ee caqliga fur. daahir waa nin walaakayo ah oo lama diidana laakiin siyaasaddiisa ayaa la diidanyahay oo samaroon ku jabay. maalintii gumaysigu dalka joogay maantuu samaroon ka liitaa. sheekadu waa taa walaal ee wax faham

By: mataan
suldaanow, cadaw jibriil yoonis an ahayn ba samaroon ma laha, walaal cadawga ku soo raacaya naf malaha ee waraabe ha cuno

By: sahra
waxa la yidhi talyaanigii ciidan xumuu u jabay, jibriil yoonis na madax xumuu u jabay.  dhibaatada waxa dhigayna sida mataan sheegay waaRayaale iyo tolwaa. jibriil yoonisow madaxnimo habaar baa idin kaga dgacay, dhibaatdiina 18 kii sanno ee u danbeeyey samaroon wataa wada taabatay, dib dane waa idinka mamnuuc mar haddii wax shaadhcadiba anu idinka dhalanyn, abu danbas mooyaane.

By: booramawi
horta waxan salamay dhamaantiin. waxan idiin sheegayaa arimahan wax way ka jiraan lakiin maaha dee in qabiil loo tiriyo rayaale waa shakhsi, waxa uu dhacayna dee cid kale waxba kama siinayo in u dhow iyo in u dher toona, ta labaad waxani waa xaaraan taasina meel ma gaadho oo wa la ogyaay hadii ay isaga ka soo bixi waydo de caruurtiisa uunbay ka soo bixi , qofkasti wax wu dhcii kara lakiin waxa is waydiin leh ma xaraan baa mise wa xalaal taas ayaana daahir ka maqan, ilaahy ha hanuuniyo, wax qarsoon maahin oo bad iyo bari dee meel kasta gacanta ayuu gashay, aduunyada meelo badan o ka midaina wuu dhigatay lakiin hore ayay u sooamreen aduunkan dad badan oo madax ah oo intay wadankooa lcag ka dhacaan hadana iayaga laga sii dhaco, lakiin ninkii nool waynu eegi halak ay la gasho xaraantaasi, dee reer somaliland oo dhan ayaa og shayga ugu horeyaa ee lagu dhaliilaa wa taas.  hadii aan ku gafay ilaahow iga cafi.

By: mataan
dhammaan waad salaamantihiin dhalinyaro. in dhibaato weyni la soo deristay anu ilaahay ku keenin laakiin ay ku keeneen madaxdii ay dhaleen ee doorteen. samaroon maanta dhibta u jiro, wuxu ka fiicnaa wakhtigii gumaysigii. waxana ugu wacan laba nin.

1. Cabdiraxmaan Aw Cali oo cadaawe u soo raacay, dadkiisiina laayey, qixiyey, dumiyeyna magaalooyinkoodii sida: dila, idhanka, iyo degaanada xeebaha. makii madaxnimada u qabtayna samaroonka kala qaybiyey una kala eexday.

2. Daahir Rayaale oo ina cumar geelle ka garaadbadiyey dalkiisiina ka iibshay. waxa kaloo isna u raacay dhabbadii ina aw cali jeexay oo dadkiisii wuu kala eexday, dhiigii tolkiina wuu qariyey ee kalabaydh lagu laayey, maamulkana 12 kursi ayuu ogolaaday in smaroon u siiyo isagaana gacntiisa ku saxeexay.

Haddaba, dhibaatooyinka xaddigaa leh ninka sameeyey haddii  xumaantiisa la sheego amma ina aw cali ha noqoto amma ina Rayaale in dadkaa qaar ay yidhaahdaan maxaa wax looga sheegayaa, amma waa la qabyaaladaynayaa waa khalad.

daka iyaguna labada tuug wax ka sheegaya inay qolada ay ka dhasheen labadan nin (jibriil yoonis) ay ku aflagaadoonaanna waa qalad oo laga dhigo arinta waxa jibriil yoonis u dhanyahay amma makaahiil dusha laga saaro. ina qolada qaladka saaraysa labadan ninna loo arko inay arrin maxamadcase ka danbeeyina iyaduna waa qalad. waayo dhibtu waa mid samaroon wada saamaysay oo haysata reerkay doonaanba ha ahaadeene. waxana wanaagsan in samaroon ahaan loo wada waajaho inagoo gacmaha is haysanna.

Rayaale iyo toona waxay inaga dhimaan mooyaane wax horumar ah oo adal ay ka sameeyeen walaalayaalow ma jirto. waxa loo diidanyahayna maaha qabyaalad ee waa waxqabadkooda oo liita iyo dhibaato ay inno horseedee.

inagu inta halkan wax ku soo qoraysaa shacab ayaan nahay, shacabkuna inu dhibta ka baxao ayaan la rabaa, markaa waxba qabyaaladi yeyn idin qaadin ee si guud arrinta ha loo wada arko ayaan ninnaba qalad lagu gargaarin samaroon reerkuu doonaba ha ka ahaadee, dheef iyo dhibaataba nin madax ihi wuxu mutaysto ha lagu xaq siiyo.

Jibrril yoonisna mid baan odhanayaa. iyaga waxan leehay ilmadeerayaal madaxxumo ayaa samaroon guud ahaan idinku dhintay, xataa idinka qaarkiin ayaa dhibta nala wadaaga oo raggan waxba an ka dheefin kuna qabin, kaligii ducayste iyo kaligii cunaba ilaahay ka aqbalo labadan ninna waa sidaa ee dadka walaalihiina ee samaroon nin iyo laba toona ha ku seegina dadkana ha uga bixina oo cadow ha u arkina dadka dhibtaa taabatay oo ay ka hadlayaane. haddaad Rayaalaa hadda joogee ad qabanaysaanna bal waxba samaroon ha ka qabanina e idinkuba iska qabta illayn dhibta waad nala wadaagtaane.

guul iyo midnimo samaroon

allahan inna garansiiyo

By: hanteen
KU.-DHAMAAN AKHRISTAYASHA HALKAN KA XUN DOODAN IYO HABSAMI WANAAGA SAXAAFADA AY KU LEEDAHEY XORIYATULQOWLKA.WAXANA U SHAGAYA INTA HADALADA XUNXUN TIDHI IYO INTA SO WADATABA AAD U TIHIN XOR AFKIINA BALSE AYDIN LA YAABIN WALAALKEEN HADII UU SOO BANDHIGI DOONO TAARIIKHDII KA BILAABATEY FUJAANKA QARAFADA AHAA KUNA DHAMAATEY HANTI BOOB WAAYO WALIGII FUJAAN SIDUHU KAMUUSAN DHARGIN SI XALAAL AH LACAG UU SOO SHAQEYSTEY. HADABA WLAALAYAAL TAARIIKHDU

WA MID JIRTA JIRINA DOONTA LANA QORAYO NIN WALIBA HALKU KA YIMI FROM ( DABA BUUR ILAA HARAWO ) IYO INTAAN ILAAWEY ILAAH HA ILAAWEE WAA OROMA NA SHEEGATA WALEE……. MIDA KALE WAXAD OGAATAAN DAAHIR INUUSAN AHEYN HALYEY BALSE UU YAHEY SHAQSI KU HELEY NASIIB TITELKA HOGAAMIYE IYADUNA AY KU JIRTO TARIIKHDA OON LA XAQIREEN

DADKA KU FAANAYA IN DHUL LA LEEYAHEY LAGU FADHIYANA WAXAD OGAATAA INAAD ODEYGI UGU HOREYEY EE FULUNFULADA KA SOO DIIQEY LA YIQIINEY (ALAHA U NAAXRISTE) DADKAN AD LEEDAHEY ( MAXADCASE) na AY YIHIIN KUWII DIINTA IYO FUJAANKABA IDINKA DHIGEY………………………….. anoon soo koobeyn aflagaadada ka daaya qoraga waa u xor xogtiisee.

kulan wacan

qaldaanoos@hotmail.com

By: Mahammed Abdirahman Sharif
Waxaan leehay kuwa taageeraya Dahir waxaad tihiin Cadawga Gobolka Awdal ee rarada qoyan ee idin saaran iska tuura Dadka u dhashay Awdlna waxaan leehay ka fekera Jaziirada Sacad-Diin ee laga Iibiyey Reer DjABOUTI sidii aan uga horjoogsan lahayn Gobol SALAL la yidhaa iyo mid Gabiley la yidhaa anigu ma aqoonsani Awdal waa Zeiylac ilaa Gabiley waa Awdal ee Dahir iyo inta taageersanba xoog halagu muquuniyo waayo danta Gobolka waxba uma hayaan waxaan kale oo aan u digayaa inta caayeysa Makaahiil aniga ayaa Makaahiil ka dhashay marabo in lacaayo nasabkayga ee sheekada ha iaga xumaynina hadii kale Dahirbaa inaga guulaysan doona nabadeeeeeey

By: nin raga
aduunyadan madaxii mijo loo rogey ayan la, yabanahy ee ragii markey saylac yimadeen gacanta soo tagan jirey ay manta maxamed case ay wax ka, shegayaan soo aduun gaodon maha makahiloow^miyaad ilaowdeen geeli maxamed casaba meel kala waa waSE hala yar kaba shagla,ah

By: aden
walalo ma fantaa hadii lasheego wanaag iyo xumaanta riyale kahin amase muxuu wadanka uqabtay ma guryo baanu udiranay oo uu faqrikaga baxayaa nin itaa kabalaadhan maa moodaynay waar madaxdu guryo kabadane ninku mawaxuu isku hastaa CAB DRIVER DALLAS ah mise …….?

By: suldan sallax
Xishoodka ha lagu dadaalo halana joojiyo aflagadada beeluhu is caaayayaan waayo waxaan necbaan shiiyo ahayn keeni mayso, idinkoo aan is garaneynin caydaad iskugu soo qoraysaan umado dhan ayay kicinayaan oo sii kala fogeenayaan, marka ilmadeerayaalaw joojiya qoraaladan aad dabka ku shideysaan.saxafadu shay fudud maaha waa wax laga subxaanalaysto oo beelo dhan guba.

suldan sallax hargeisa