Comments on: SAYLAC DHAXAL MAHIN EE WAA DHULKII TARIIKHIGA AHAA EE BEESHA SAMAROON

By: Dr.khadar m.faahiye
marka hore waxa aan halkaan ka salaamayaa dhalinyaradan aad iyo aad uu damiirkoodu usoo jeedo hambalyo hambalyo awdal samaroon baale ciise waxa uu ku yimi inan layaal iyo abti,mana gayo in uu xil ka qabto ama karaadiyo awdal iyo selel iyadoo dhalin yartii u dhalatay ee jamacadaha kabaxay ay bilaa camal yihiin in uu nin jabuuti udhashay selel ku maamulo , waa ceeb iyo gunimo ,selel awdal ka qaalisan waayo waa dhul taariikheed ,waa dhul macdan iyo shidaal leh  waa dhawaan xiligii reer awdal iyo selel dhargilahaayeen waana ceeb in ay ciise hoostagaan ,dhulka dhaxalka ah iyo taariikhda ah ma goyo waan ku siiyay waxa uu gayaa dhiig in loo daadiyo ,waanu ka dagaalamayna ,khasantan waxa  igu balan ah in aan ciise ka dareeriyo selel una xoreeyo dadkii udhashay waxa aan sugayaa inta aan dhawaan qalin jabinayo

By: ahmed nuour hussein
marka hore waxaan salaamayaa dhamaan dhalin yarta ka soo jeeda gobolada la bixiyay siday ay sheegeen waxaanan leeyahay aad ayaad ugu mahadsantihiin sida fiican ee aad uga damqateen dhulkeena lagu siinayo xaq darada beeshan ciise ee doonaya in ay damcaan dhul ayna lahayn waxaanan leeyahay ma ogolin wax yaabaha laga wado kuna daawan mayno ee inta aanu dul joogno dhulka dushiisa iyo markaan dhimanaba ogolaan mayno xuduudahayaga dhabta ah ee aan la leenahay beesha reer ciise taasina waa fikr aan idin la qabno anagu hadaan nahay dhalin yarada ku dhaqan dalaka yemen