Kulu Caam Wa'antum Bi Khayr – Sanad Wacan oo Wanaagsan!
SAYLICIPRESS USA & CANADA – Bahda Saylicipress waxay dhamaan akhristayaasha, taageerayaasha, muwaadiniinta, aqoonyahanka, dhalinyarta, haweenka, caruurta, culumada, iyo cuqaasha Somaliland u tabinayaan hanbalyo iyo inuu ilaahay sanadkan 2010 ka dhigo kii wanaag inoogu badala dhibaatada dalka Somaliland gaadhay; xukuumad xumada, cunoqataynta, dhul boobka ilaahay haka dul qaado oo maamul caadil ah ha’ku badalo. Ilaahay intii caafimaad qabta ha u siyaadiyo, inta buktana ha shaafiyo, inta nool ilaahay danbigooda ha dhaafi, inta dhimatayna ilaahay ha u naxariisto…aamiiin aamiiin -
SAYLICIPRESS.NET
Filed Under: Hanbalyo





Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto














