BUR-BUR MAANTA AYAA U KOW AH SOMALILAND -Djibuuti Yaa Qabsatay Somaliland

Maxaa keenay in askar reer jabuuti ah loo diro soomaaliland? Somaliland waxay ahayd wadan xor ah oo geeska africa ku yaal oo ictiraaf sugaya laakiiinmaanta sida aan ka wada war qabno waxay ku noqonaysaa sidii ay ahayd markii JAALLE SIYAAD talin jiray.
Sababtu maxay tahay?

Halkeed ku aragteen dawlad  nabad ah oo aan dagaal ka socon i ciidan dhan kun askari ay soo galaan ilaa caasimadda hargeysa oo ay dadka dhegodhegeeyaan.

Baroortu orgiga ka weyn —-arinta la hadal hayo ee ugaas caleemo saarka hadaan ka hadalo waxaan wada ognahay in ugaas iyo suldaan iyo isino iyo garaado iyo caaqilo intaba waa la soo caleemo saari jiray maxaa keenay meel aan taariikhda lagu maqal abidkeed baa ciise ugaasloogu caleemo saarayaa lamana maqal abidkeed ugaa ciise ayaa gobolka awdal lugu caleemo saaray.
ninkaan dhiman ilayn geel dhalayana wuu arkaa——

Dawladdii jabuuti oo guuraysa ayaa soo gashay soomaaliland iyagoo adeegsanaya wixii sixir ciise iyo canfari taqaanay oo taa waxaa kuu cadaynaya ISAAQ  waa dal iyto dawladnimo jecel yahay hadaba maxaa keenay in dhukii isaaq waan xukumaa na lahaa oo somaliland ayaa la yidhaa sowtaa iyagoo daawanaya la qaatay .
ciise wuu guuleystay oo lowyacade xadka yaalla waxaa lugu baadhaa oo kali ah ISAAQ IYO GABUURSI.
Taas waxaa kuu cadaynaaya ciisaha bilaa VISA iska soo galaya ee iska baxaya  halka isaaqa iyo gadabuursigu markay jabuuti galayaan  way ducaystaan in ilaahay cadawga indhaha ka qabto… cadawga oo ah ciisaha xadka ilaalinaya.
SHACABKA xorta ah ee reer somaliland marnaba yeeli maayaan in taako dhulkooda ah xaqdaro lugu dego .
MADAXDA  somaliland dhamaantood waxay mutaysteen ciqaab kulul in la mariyo maalin maalmaha ka mid ah.xisbiyada mucaaradkuna waa inay dib iskugu noqdaan oo ay ogaadan in aamuska ay gobolka awdal u amuumuseen ay dhalsiinayso khasaare hamigoodii siyaasadeed….
 
cabdi jaamac ibraahim
lowyacade
gobolka selel
somaliland

Filed Under: Opinion

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.