Shacab Soomaaliyeed oo Kasoo Horjeeda Dacwada Maxamed Cali Samatar La'rabo in Lagu Oogo
Afarta geesba dalkeena iyo gayigii wadankeena
wixii guuldaro hoog iyo gambi la’sikugu geestay
ee cid kastaa gobolkeeda geesteed uunka ka laysay
isagaa gaasas difaaca oo bari aar gudanaaya
iyo gaadh ilaalsha lahayne Samatar guudka u saara
Soomaalaay ma garbaa?
Source: Unknown
“Waxa ka mid ah dadka hadlaya Saado Cali Warsame oo sheegtay inay kasoo horjeeday dawladii Maxamad Siyaad Bare ee uu Maxamed Cali Samatar ka mid ka ahaa markaa waxaan ka dacwoonaayey oo aan sheegaayey in shacabko tabasho qabay – markaa ninkii shalay ii sacabo tumayooy maanta ii sacab tum waan kasoo horjeedaa dacwadan lagu oogayo Samatar; waxa laga yaabaa inaad markii Soomaaliya la joogay aad igu taageeraysay qabyaalad – Soomaaliya waxa baa’biiyey cadaaad daro - Dulmi diidoow dulmi doon ha’isku noqon!” Saado Cali
Filed Under: News





Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto














