INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN-Maxamed Madar

Hooyo Shifa Casa’maa
Aabe Abdilahi Qalinle Kahin
Hooyo Mako dahir cige
Salim Abdilahi Qalinle
Khalid Abdilahi Qalinle
C/qadir Abdilahi Qalinle
Hussien Abdilahi Qalinle
Hassan Abdilahi Qalinle
Amiin Omar Tubeec
Nimco Omar micad
Sakariye Abdilahi Qalinle
Mowliid Tubeec Kahin
Cawo Hussien Dahir
Sakariye Abdilahi Qalinle
Musar Abdilahi Qalinle

Waxaan tacsi Tiiraanyo leh uga tacsiyadaynaynaa Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid “Aabe Maxamed Madar Dhimbiil” oo ku geeriyooday magaalada borama,
Waxaanan ilaahay uga baryaynaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo “reer maxamed maxamed dhibiil” iyo qaraabadii uu ka tagayna ilaahay Samir iyo Iimaan ka siiyo.
Aaamiin Aaamiin

Filed Under: News

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.