-
make a gif
==================================
==================================
=================================
=================================
=================================
Hargeysa-(Lug)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo ah wasaaraddaha ugu culus Qaranka isla markaana u xil saaran Amiga Dalka, dhawaana Madaxweyne Axmed Siilaanyo u magacaabay Wasiir ku xigeen Amni ayaa tan iyo intii ay xaafadda New Hargeysa ka dhacday Weerarkii lagu qaaday Xerada Ciidamadda 24 […]
Hargeysa-(Lug)-Maxkamada Sare ee Distooriga ah ayaa maanta gudo gashay dacwad u dhaxaysa laba garab oo ka mid ah Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB kaas oo salka ku haya hogaanka sare ee Xisbigaas kaas oo la filayo in Maalmaha soo socda ay Maxkamadu go’aan rasmi ah ka soo saari doonto. […]