Saylac ma Soomaaliyaa leh, mise Somaliland mise Djibouti?
Magaalada Saylac ee qadiimka ah shikikuma jiro cida dagta ama cidileh, waxan se ogsoonahay inuu gobalkaas siyaasadaysani dhawaan galay gorgortan sadex geesooda, Marka hore, jabuuti oo rabta inay hesho dhul ugaara oo ay kula gorgortanto soomaaliya, ayna u cadayso soomaliaya in qabiil ka ciisu leeyahay dhul u gaara waa saylac eh.
Waa talaabaade rayaale oo doonaya inuu jabuuti kaga samaysto kalsooni, kunasoo jiito una muujiyo daacad nimo u jeedadeedu tahay inuu magan gelyo siyaasadeed uu buuxda ka helo xukuumada ismaciil geele, maadaama uu danbiyo waaway kagalay dadka iyo dalkaba, sida masuuliyiin waa wayn oo sharaf iyo magac ba kule bushada soomaaliland oo uu sixaqdaro ah ugu hayay jeelasha somaali land in mudooyina iyo isagoo danbiyo aan xadlahayn iyo dacati ka galay dhamaan ba shacbiga reer soomali land heerar kuu doono hasoo maree.
waa tan sadexaade, gobal ka Selel oo loo magacaabay ujeedooyin gaara, loona cayimay dad gaara oo degaan ka fara kutiris ku ah, lagana fara maroojiyay dad kii dhulkaas lahaa arimo siyaasadeed awgeed. siloogu sameeyo qabiil ka ciisaha dhulgaara oo ay ku yeeshaan somaali land guda heeda.
WAXA BEEN CAD AH HADALO BBC SOMALI DA U SHEEGTAY OO ODHANAYA IN CAQILADII CIISAHA QAYB KAMIDA LUGU CALEEMO SAARAY SAYLAC, HADII UU ISMACIIL LACAG KUBIXIYAY INAY BBC DU WAR BEENA OON SAL IYO RAAD LAHAY UMADA KU MARIN HABAABOSO, TAARIIKH DA DAD BAA HAYA, WALIGEED NA MAYDHICIN.
TII UGU HORAYSAY EE AY ABID ISKU DAYAAN OO AHAYD TAA SHALAY DHACDAY, IYAGOO AY SHARAF TU KAGA QOOMATAY, UGAASKII OO AYLACARAREEN GOOR HABEENA MARKAY NABAD GALYADIISA U BAQEEN.
Waxaan marka hore caday nayaa in somaaliland dadku yihiin dad walaa la ah derisno iyo ehelnimo qotadheeri kadhaxayso,ah na dad wada dhashay, oo degaan dagaan ka dhexee yaa isla markaana kala xadeeyaa jiro mar ka laga saaro siyaasada. ciise wuu degaa gobal ka salal laakiin malaha (that is clear). aan kala saaro degaan uu dad ladego lagagana badan yahay, iyo meel ciise gaar u leeyahay.
sida kucad gobolka salal ee maanta wuxuu cadaynayaa inuu rayaale kafara maroo jiyay dad kii lahaa gobolkaa uuna kadhigay goob siyaasadaysan. waxa kele oo soo muuqanaya in salal ayna kaba mid ahayn somaliland ee aykamid noqotay jabuuti iyada oo lasugaysa soo maaliyada mustaqbalka. taasi waxa kamar khaatiya sidii sharafta loogaga qaaday wufuudii reer somaali land ee heerka sare ahayd oo loodiiday inay hadal ka jeediyaan goobtaa iyo sidii loola dhaqmay iyadoo dawlada jabuuti casuumad ugu fidisay dalkoodii hooyo guda hiisa oo ay halkaa marti kunoqdeen loona cadeeyay fartana laga saaray soomaali laand wax layidhaa inuusan jirin.
Hadaba iyadoo arimuhu sidaa yihiin waxaan kuboorinaa shacbiga soomaliland inay dareemaan halka uu rayaale dhigay soomaaliland, iya waliba waxa soo socda oo maqalka somalilnderka ku noqon doona dhega dameeraad.
gaba gabadii waxaan shacbiga reer somaaliland ka sugaynaa inay jawaab kulul ka bixiyaan waxa ka dhacay saylac, sidoo kale ururada mucaararad ka waa inay iyaguna shacbiga tusaan mawquf kooda ku aadan arintan dhacday.
iyo ugudanbay xukuumada soo maaliand oo looga fadhiyo inay umada shar xaan waxa meesha ka dhacay.
Jamac Cumar
Filed Under: News





Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto














