Hanbalyo- Yasin Maydhane Geele oo Wiil ugu Dhashay Holland
admin | Apr 18, 2010 | 0 comments
Bahda SayliciPress waxay hanbalyo iyo bogaadin hawada u marinayaan Yasin Maydhane Geele oo wiil ugu dhashay magaalada Hardenberg, ee dalka Netehrlands (Holland) 17 April, 2010; wiilkaasna waxa loo bixiyey Samane. Ilaahay Samane Yasin haka dhigo wiilkii dalkiisa, diintiisa, iyo dadkiisaba anfaca – aamiiin
Filed Under: Hanbalyo





Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto














