HAMBALYO KA SOCOTA BEELAHA SAMAROON EE WADAN NEDERLAND
Annaga oo ku hadlayna magaca beelaha samaroon ee degan wadanka holland , waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa madaxweyne Axmad Maxamed Maxamuud( siilaanyo ) iyo ku xigeenkiisa Cabdiraxmaan cabdulaahi (saylici) iyo dhamaan ba dadweynihii kala qayb galay doorashada madaxweynenimo ee ka dhacday bishan somaliland waxaan ilaahay uga baryeynaa in xilkaas ay ummada u qaadeen ilaah u fududeeyo. dadkii kala qayn galayna ilaahay ajarkeeda ka siiyo.
waxaa hambalyada diraya:
1-Suldaan Muuse aadan ducaale (tuur)
2-Axmad cabdi xudhuun (turjubaan)
3-yaasiin m geelle iyo xaaskiisa faadumo
4-Haybe ciise dhameeye
5-warsame maydhane (cabaade)
5-Abtidoon rooble xoosh
6-Hooyo caasha ibraahim
7-Shugri maxamed nuur
8-Cumer siciid jaamac
9-bilaal xuseen
Filed Under: Hanbalyo





Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto














