hambalyo iyo bogaadin ku socoto madaaxda cusub Cabdiraxman Saylici iyo Axmed Siiraanyo

jaaliyada reer awdal /gabilay ee ku nool dalka masar dhamaantood waxay hambalyo iyo tahniyad  u dirayaan madaxwaynaha hada jagada madaxtooyada loo doortay mudan axmed maxamed maxamuud (siilanyo) iyo ku xigeenkiisa eng/cabdiraxman c/lahi ismacil (zeylici) waxan idinleenahay soo dhawaada guusha aad ku guulaysteen hogaaminta dalka shanta sano ee soo socota mabruuuk alf mabruuk waxan kaloon hambalyo iyo bogaadin u diraynaa madaxwaynihii hore  ee dalka mudane daahir rayaale kaahin iyo ku xigeenkiisii mudane ahmed yusuf yasin
1.dr.axmed saciid tukaale

2.dr.Ahmed naaji sh.ibrahim bakale

3.cabdilqaadir muxumed dhiirane

4.ENG.maxamuud cabdi jamac(sudani)

5.dr maxamed muuse x.farax

6.muxiyadiin ahmed xasan

7.muxiyadiin ibrahim qowrax (dhegjar

8.luula cabdilaahi orax

9.mukhtar muuse tubeec

10.ENG.faarax cusmaan dahir

11.hinda ibraahim nuur

12.eng.mustafe bahal

13.layla maxamed cali

14.cumar askar diiriye

15.ciise muuse bashiir iyo xaaskisa

16.warsame xaashi axmed (dadarlaaye)

17.foosiya mucalin cumaan tawakal

18.ilhaan cabdi faraax

19.maxamed cabdi rabiile

20.mukhtar muse tubeec

21.fadxiya muumin caare

22.xawa cusman caydid

23.saciid cusman caydid

24.cusmaan saciid aye iyo xaskiisa khadra

25.cabdil fataax xashi cateye

26.cabdiqani cilmi

27.aamina maxamed cali

28.abiib awcali yuusuf

29.cumar yuusuf suldaan

30.ibraahim muuse hami

31.cumar mahdi

32.kaaha cali araye

33.guule cabdi rabiile

34.maryan maxamuud habane

by mahamud abdi

max.amuud546@hotmail.com

Filed Under: Hanbalyo

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.