Hambalyo ku socoto madaxdada cusub ee la doortay dhawaanta…. beesha baharceli qahira
BEESHA HABAR XUSEEN(BAHABARCELI) ee ku nool dalka masar waxay dhambaal hambalyo iyo tahniyad u diraynaa madaxwaynaha cusub mudane ahmed mahamed mahamud (siilaanyo)iyo ku xigeenkiisa mudane ENG/C/RAHMAN C/LAHI ISMACIL(ZEYLICI)
Walaalyaal waxaan idiinku hambalyaynaynaa guusha balaadhan eed gaadheen waxan leenahay mabruuk alf mabruuk waxan idinku dardaaraynaa in aad dalka u horseedaan horowmar xag dhaqaale iyo daganaashaba tahniyada waxaa diraya dadka hoos ku qoran
1.salawaad maxamed muuse
2. sharmaarke cabdirahman xadi (khaan)
3.cumar mahdi cumar
4.qayaad geedi
5.ibrahim geedi
6.mahdi geedi
7.raadiya geed
8. hooyo ixsan ibrahim good
9.hinda ibrahim nuur
10. sacaada xasan geele
11.jamiila cumar
12. fadxiya cusman barkhadle
13.shukri jamac cadar
14.ifraax beer u jiif
15.ubax maydhane geele
hinda_445@hotmail.com
Filed Under: Opinion





Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto














