TAHNIYAD KU SOCOTA MADAXWAYNAHA CUSUB IYO MADAXWAYNE KUXIGEENKA SOMALILAND MR SIILANYO AND SAYLICI
Waxaan halkan ugan diraynaa hanbalyo madaxwayne iyo madaxwayne kuxigeenka cusub ee somaliland ee sida fiican loo doorday, waxaan leenahay oon ilaahay uga baryeynaa inuu xilka culus ay qabteen ilaahay u fududayo, xaqana garadsiito.
Waxaa diraya hanbalyada dadka reer ottawa oo dhan , waxaan ka mid ah inkastoo lasoo koobi karin.
1-Ugaas A/ rashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi.
2-x.cumar Abdi Egeh.(odayga habar cafaan ee north america)
3-Suldaan Axmed Yousuf Bakaal.
4 -Caaqil Cabdi baaskid Fajac.
5-Mujaahid Mustafe Abdi Xaaji
6-Jaamac Geele.
7-Maxamed Abdi Xaaji.
8-Rashiid Abdi Bakaal.
9-Mujaahid Rashiid Omer Madoobe
10-mujaahid DUBEECO
11-ENG-Naasir thim,
12-Gessh Kaasim
13-MUSTAFE UGAAS ROOBLE UGAAS DOODI IYO DHAMAAN DADKA AAN LA SOO KOOBI KARIN EE KU NOOL OTTAWA.
Filed Under: Hanbalyo





Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto














