Hanbalyo Aroos -

hanbalyo ,  hanbalyo  …

hawaxaan halkan hanbalyo iyo bogaadin uga diranaa boqorka  mudane c/laahi xaaji siciid maxamud iyo boqorada  marwo safiya  suldaan  yusuf axmed cadan oo maanta meherkoodu ka dhacay  hutelka rays  ee magaalada borama . waxaan leenahay ( baarak laahu laka  wa baaraka calayka wa jamaca baynakuma bil khayr ) noqoda kuwii isku waara kalana hela ubad khayr qaba Labaddii Ufiyo
 Neecaw Udgoon
 Ku Ilwaadsadee
 Noloshana Ileys
 Aayaha Kalgacal
 Ku Il-doogsadee
 Udub Kheyr Leh Iyo
 Aqal Lagu Nastoo
 Aan Erey Lahayn
 Arooskiina Aamiin
 Astaan Kheyr Leh …Aamiin
 Umala Wiil Leh ….Aamiin
 Kii Loo Aayo …..Aamiin

 halkan waxaa halbalyada ka dirayaa   …..
1. xuseen saleeban c/laahi
2. liiban maxamed muuse (sangor)
3.mukhtar axmed c/laahi
4. axmed  c/qaadir awdiini (sucuudi)
5.mukhtar c/raxman  c/laahi ( saylici)
6.naasir  axmed barkhadle (jaaki)
7.axmed maxamed yusuf (sabanti)
8. siciid cabdi xasan
9.faarax bashiir kaahiye
10.c/fatax  faarax suubane
11. maxamed cali c/laahi ( carab)
12. c/risaaq  cali yusuf
13.c/fatax ibrahim  nageeye
14. c/samad maxamed miisan
15. c/laahi xaaji yusuf  qalinle
15.axmed  faarax iidle
16.c/laahi xaaji daauud warsame
17. c/fatax xaaji daauud warsame
18.c/raxiim xaaji daauud warsame
19. guleed  ismaaciil xasan
20. khadiir  axmed  barkhadle
21. ayaanle  muxumed diiriye

qore: xuseen saleeban  cabdilahi
dalmar05@hotmail.com
islamabad pakistan

Filed Under: Hanbalyo

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.