Hanbalyo Hanbalyo Tababaraha Xulka Gobolka Awdal Mudane Samaron Cabdilaahi iyo Boqorada Shamis Cawad Axmed

Waxa hanbalyo iyo bogaadin loo dirayaa boqorka iyo boqorada muadane Samaroon c/laahi cilmi iyo Marwo Shamis  Cawad Axmed oo meherkoodu ka dhacay magaalada Borama ,taariikhdu markay aheyd 9/8/2010,

waxayna dadkaasi ugu ducaynayaan ducadii nabiga (NNKH),ee ahayd baaraka laahu laka wabaaraka caleyka wajama baynakumaa bilkheyr, waxa kaloo ay leeyihiin noqda labadii isku raaga ee kala hela wiil iyo caano gabadh iyo caano aqal galkiinana ku gaadha bashbash iyo barwaaqo. waana kuwan dadkii oo dhan.
 
1 Mudane C/raxmaan C/laahi Ismaciil ( Saylici ) Madaxweyne ku xigeenka somaliland
2  Madane Cali xaamud jibriil ( Wasiir ku xigeenka wasarada  waxbarashada )
3 Mudane Maxamed Xaashi Madar ( Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhaqanka)
4 Mudane Ismaaciil Muumin Aare ( Wasiirka cadaalada )
5 Sheekh  C/laahi  Sheekh Cali Jawhar
6 Suldaan Ibrahim Jaamac Samatar
7  Mudane Cabdi Guray Nuur ( Taliyaha Ciidanka Asluubta ) iyo dhamaan caruurtiisa
8 Xaaji Axmed Miisaan Iyo Dhamaan Caruurtiisa
9 Awoowo Muumin Yaabane Geele
10 Abti Cismaan Raage Geele
11 Xilidhibaan Mahdi Xuseen Cadar
12 Suldaan Daahir Muumin Cilmi
13 Axmed Xasan Caafi
14 C/rashiid Muuse Hufane
15 Habo Xabiiba Muumin Cabsiiye
16 Habo Yaasmiin Jaamac Saylici
17 Amaal Axmed Miisaan
18 Saynab Axmed Miisaan
19  Ayaan Cali Cumar
20 Luula Xasan Mataan
21 Basra c/laahi Kaluunle
22 Cali Cige Mataan
23 Sacada Cali Muumin
24 Samatalis C/laahi cilmi
25 Maxamed c/lahi cilmi
26 Axmed C/laahi cilmi
27 Yaasiin C/laahi cilmi ( Iyo dhamaan ilma c/laahi cilmi oo dhan oo kala jooga america iyo yurub, canada )
28 Eddo Aamina Cilmi Bulbul
29 Eddo Baar Cilmi Bulbul
30 Aayo Maryan Aw Geedow
iyo dhamaan ciyaartoga xulka gobalka  awdal iyo dhalin yarada asxaabtiisa oo leh hanbalyo
  “Labadii hodmee hoy wada galee hoodalay noqdee hibo iyo ducaba naga hooya”.
 “Guurkiinu guur khayr gurigiinu guri nagi guulaw ka yeel guulaw ka yeel”.
 
Boqorka Samaroon C/laahi Cilmi iyo
Boqoroda Shamis Cawad Axmed

oo meherkoodu kadhacay magalada boorama  taariikhduna ahayd  9/08 / 2010 waxaanay leeyihiin noqda kuwii isku badhaadha aqal galkiinana ku gaadha wanaag iyo barwaaqo.
 
Sidoo kale waxay halkan uga soo tabinayaan ducadii rasuulka uu ka odhan jiray goobtan oo kale ee ahayd
 
“BAARAKALAAHU LAkA WA BAARAKA CALAYKA WA JAMACA BAYNAKUMAA  BIL KHAYR AW FIL KAHYR”
 
Amiin Amiiin

Filed Under: News

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.