Hanbalyo GEB Boarding School!
WAXAAN AAD UGU FARAXSANAHAY GEB SECONDARY BOARDING SCHOOL- KUNA YAAL GEB OO OO HOOS TIMAATA GARBODADAR, AANAN RAJAYNAYO INAY INOOGU XIGI DOONTO DEKADEENII DABIICIGA AHAYD EE LUGHAYA.
Waxaan Salaamaya Walaalaha Walaalohood la jecel wanaaga iyo horumarinta,intaa ka bacdi waxaan saaka ku akay websaydyadeena skoolkii aan wada rajaynaynay ee ahaa gab(SECONDRY HIGH SCHOOL).
Kaasoo noqonaya school la seexdo cuntaa laga cuno claasyadana laga qaato, Waxaan halakan ugaducaynayaa ninkii fikradan lahaa (DR BELLE) iyo dadki ka qayb qaatay meelkastooy joogaan, ilaahay daqnbigiina ha dhaafo arinkasyo oo fiican ood soowadaana ilaahay ha idiin fududeeyo.
Waxan anigu ku faraxsanahay anigoo ah RASHIID CABDI BAKAAL iskuulkaa meesha laga dhisay waan soo arkay waanan tagay,waxa iga cajaabisay markaan ka soo dhaadacay xooray oo waa marka boorame xagga baki looga baxo ayaa lagalaa xooray ilaa aad tagayso lughaya ilaa saylac cabdlqaadir fardaha, geerisa waxa sckool ku yaala iyo caruur dhigata waan ka yaabay skooladaas ooy IQRA macalimiinta mishaarkooda siiso (MAA SHAA ALLAA) ayaan is idhi iskuulkaas boardinka ee laga dhisaayo geb caruurtani markay ka soo baxaan dugsiga dhexe jaanis aay kaga maarmaan inay boorame tagaanama aay iska joogaan dhulkooda xeebaha iyo bariga gobolka, waayo saylac iyo lughayena dugsiyo sare malaha ka u dhawi waa kaa boorame ku yaala.
Markaad aragtida dadka kunool eeriyadaas aan soo tiriyey aad bay u badan yihiin oo wax la dhayalsado maaha waxaan ku soo arkay indhahayga, iskoolkaasinaaad buu u anfacayaa, waana meel quruxbadan .
Doox dur-dur ayaaagmara iyo buuro aad o quruxbadan ayaa ka xiga galbeed waxaa ka xiga buuro koonfurna wayka xigaan iyo waqooyiga, waa dhul lagu faano laguno farxo.
Dekada lughayaana waay ku xigi doontaa insha,alla.
Wax aan ka sugnaa dad ama dawladi inayna jirin markaan lafaheena aan wax u wada qabsano gacmahana aan is wada qobsano waxkaste waan samaysanaynaa, ilaahayna wuu inagarab gali.
Gaba-gabdii waxaan leehay DR BELLE aad maad u mahadsantahay fikirkaagii wakaa hirgalayilaahayna ha ku garab galo.AAAAMMMMIIIN
Rashiid Cabdi Bakaal Ottawa Canad.
ALLA-MAHADLE.





Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto














