Category: Badheedhaha

Bahda SayliciPress.Net – We Are Evolving – Wajiga Cusub ee Bahda SayliciPress

Bahda SayliciPress.Net – We Are Evolving – Wajiga Cusub ee Bahda SayliciPress

  Welcome to SayliciPress Media – We are evolving Media – so catch with us

Part I "Ahmed Gurey MegaProject" Mashruuc Balaadhan oo uu ku Jiro Jid Isku Xidha Jabuuti – Loyacado – Saylac – Bulocado – Lughaya – Bulohar – Berbera Ilaa Hargeysa Ma Dhici Karaa?

Part I "Ahmed Gurey MegaProject" Mashruuc Balaadhan oo uu ku Jiro Jid Isku Xidha Jabuuti – Loyacado – Saylac – Bulocado – Lughaya – Bulohar – Berbera Ilaa Hargeysa Ma Dhici Karaa?

LOYACADO - Degamada Loyacado, Saylac iyo Lughaya, ee gobolka Awdal ayaa waxay u eegtahay in la gaadhay wakhtigii ay ka bixi lahayeen go’doonka jidad xumada la gaadhay iyadoo ay u eegtahay in EU, Djibouti, iyo Somaliland ay wada hadal hayaan sidii loo hir galin lahaa jidkan stratijiga ah ee bulsho waynta reer Adal way ka faa’iidaysan [...]

Magacaabista Badhasaabyadu Kuma Jirto Awooda Madaxwaynaha Marka la Eego Xeerka Dhismaha Xukuumadeed!

Magacaabista Badhasaabyadu Kuma Jirto Awooda Madaxwaynaha Marka la Eego Xeerka Dhismaha Xukuumadeed!

In Somaliland, Appointing a Provincial Premier is not a good political practice and it must not be part of the presidential power. it is wrong under the accepted international government structure! HARGEYSA – Waxa la gaadhay wakhtigii Somaliland ka bixi lahayd xil magacowga gobolada. Maamulka Axmed Maxamed Maxamud Siranyo ayaa ku galay ololihii doorashada inuu keeni doono [...]

Maamulka Bahda SayliciPress Wuxuu Raali Galin u Gudbinayaa Dhamaan Akhristayaasha

Maamulka Bahda SayliciPress Wuxuu Raali Galin u Gudbinayaa Dhamaan Akhristayaasha

SAYLAC - To Whom It May Concern: Akhristayaasha sharafta leh waxaan ka raali galinaynaa in ay indhahoodu qabteen qoraal aan ahayn ama ka turjumayn qadiyadaha ay Bahda SayliciPress difaacdo oo ah in lagu qaldamo shaqsi shicib ah oo maamulayaasha bahda badankoodu ayna xitaa garanayn qofka ay tahay iyo meesha ay ku nooshahay. Bahda SayliciPress waxaan si aada [...]

Fibre Optic Caple – Xadhiga Warisgaadhsiiinta Lasoo Marinayo Berbera ilaa Hargeysa – Wuxuu ku Danbayn Wadada Magaalada Dilla soo Dhaafi Wayday 30 Sano (Cunoqabatayn ama Dhegaysi)

Fibre Optic Caple – Xadhiga Warisgaadhsiiinta Lasoo Marinayo Berbera ilaa Hargeysa – Wuxuu ku Danbayn Wadada Magaalada Dilla soo Dhaafi Wayday 30 Sano (Cunoqabatayn ama Dhegaysi)

Xadhiga war isgaadhsiinta ee gacanta laga galiyey ganacsade Maxamed Siciid Geedi wuxuu ku danbayn wadada Dilla soo dhaafi wayday 30-ka sanadood. Ansixinta Siranyo oo Dahir Rayale soo bilaabay iskuna dayey in uu jasiiradaha Sacadin iyo Ceebaad gacanta ka galiyo ganacsadahan ayaa waxay cadaysay sida ganacsadahani u doonayo in uu dhul umada u dhexeeya kaligii gacanta [...]

"Recent Reshuffle Is an Insult to Our Intelligence" Isku Shaandhaynta Axmed Silanyo ee Xukuumadiisu Waxay Bahdilaad ku Tahay Caqliga Waxgaradka Awdal

"Recent Reshuffle Is an Insult to Our Intelligence" Isku Shaandhaynta Axmed Silanyo ee Xukuumadiisu Waxay Bahdilaad ku Tahay Caqliga Waxgaradka Awdal

Xukuumadu ma waxay raadinaysaa ictiraaf iyo horumar iyadoo ka faa’iidaysanaysa caqliga khabiirada reer Somaliland mise iskushaandhayntu kaliya waxay ahayd si ninka ay isku jufada yihiin Siranyo ee Xirsi Cali uu u helo wasiir magaciisa iyo kaalintiisa la fahmi karo halka uu ku ahaa dulsaarka xukuumadii hore? HARGEYSA – Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamud oo isku shaandhayn [...]

Hablaha Awdal ee Sharafta iyo Amaanta Mudani ayeyna ku Dhex-milmin – Qadiyada Qaliban ee Qurbo-jooga

Hablaha Awdal ee Sharafta iyo Amaanta Mudani ayeyna ku Dhex-milmin – Qadiyada Qaliban ee Qurbo-jooga

Dhirbaaxada ka imanaysa dalka gudihiisa iyo dibadiisa ayaa sii kordhaysa – kala daadsanaanta iyo abaabul yaradi ka muuqata qolyaha hadhaaga Dahir Rayalena way soo if baxaysaa maalinba maalinta ka danbaysa. Wasiirka Cadaalada Somaliland Dr. Ismail Aar ayaa digniin culus ugu yaboohay qurbojooga ku sifoobay xumo wadayaasha aan qadiyad lahayn ee qabiil jacaylku kabaha yar-yar u [...]

Taalabo Siyaasadeed oo aan La'gala Tashan Xukuumada Axmed Siranyo iyo Cabdiraxman Saylici Waa Hujuun Cad oo Muxaafidiinta Galbeed ku Waajahan

SAYLAC – Muxaafidiinta galbeedka Gebilay, Awdal iyo Selel waxay halkan ka cadaynayaan in siyaasad kasta oo far yar-yar ku qoran oo qiiro ku dhisani ayna ka shaqaynayn galbeedka Somaliland. Cabashada iyo saami qaybsi la’aanta ka jirta Somaliland ee xukuumad kasta oo dalka soo martay dhex hawaarto waa mid u baahan in la lafo-guro oo talaabo [...]

Saami Qaybsi La’aan, Dhul Balaadhsi, iyo Cadaalad Daro Ictiraaf Somaliland Ma’u Keenayaan?

Xukuumada Somaliland ee Axmed Maxamed Maxamud Silanyo iyo Cabdiraxman Saylici waxay shacabka Somaliland u sugayeen si wayn – waxayna hanatay kalsoonida shacabka reer Somaliland sidaasi darteed xukuumadu ma u hanbaysay sidii loogu lisay? waa dulucda qormada.

The attempted crononation of a fake Sultan out of his tradional territory amounts to a blantant aggression of Jibril Abokar/Sacad Muse

This story is the first of its kind that happened in  Somaliland ever. This is a new 21st century tactics to claim other peoples’ land. This is a new trick.  I have recently heard a peaceful resolution of the Eil Bardaale land dispute. Less than a week of the so-called peaceful resolution, I am hearing [...]