Saami-Qaybsigii Mudada Dheer Beelaha Darifyadu ka Cabanayeen Waxa Diirka Beesha Dhexe Uga Qaaday Wariye Diridhaba!
Waxaa Dhegahayga ku soo dhacaayey weedho aan layaab igu ahayn, indhahaygu waxay arkayeen xayndaabyo iyo kulano aan mugga aragtiyda ku cusbayn, dood lafa-gurista maankayga iyo la-faqa garaadkayguna wuxuu i siinayey uun dhawr masalo oo aan hore u aaminsana, akhristow weligay intaan qallinka dhumucadiisa wax ku qoraayey dhawr waxyaaboodba waan ka dhawra waxaa ka mid ah [...]





Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto














