Category: Hanbalyo

Tahniyad Dhalasho Wiil iyo Caano

Tahniyad Dhalasho Wiil iyo Caano

Bahda Saylicipress waxay habalyo u direysaa Cabdikhadar Cumer Nuur iyo Umalkhayr Mustafe Muuse oo wiil ugu dhashay wadanka Holland habeenkii jimcihii ee 30 march 2012.

Hambalyo! Hambalyo Degmada Quljeed iyo Masuuliyiinta Magacaabay Labadaba

Hambalyo! Hambalyo Degmada Quljeed iyo Masuuliyiinta Magacaabay Labadaba

Bahda saylicipress waxay hambalyo u direysaa  degmada cusub ee gobolka awdal ku soo biirtey ee Quljeed  iyo dhamaanba masuulyiinta degmada cusub oo aan leenahay ilaahay xilka ha idiin fududeeyo

Hanbaly Meher: Boqor Faysal Abdi Subane Iyo Samsam Abdillahi Dheere Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Borama

Waxaan hambalyo udiraynaa boqor Faysal Abdi Subane iyo  Samsam Abdillahi dheere oo meherkoodu ka dhacay magaalada Boorame waxaan ilaahay uga baryaynaa reerkii isku waara wiil iyo caano gabadh iyo caano. Hambalyadan waxaa diraya.

Shiekh Maxamed Nuux Xuseen  Oo Mahadnaq Balaadhan u Diray Jaaliyada Gobolada Awdal, Salal iyo Gabiley Ee Ku Dhaqan Dalka Norway

Shiekh Maxamed Nuux Xuseen Oo Mahadnaq Balaadhan u Diray Jaaliyada Gobolada Awdal, Salal iyo Gabiley Ee Ku Dhaqan Dalka Norway

Sheekh Maxamed Nuux Xuseen Oo ka mid ahaa Golaha Sare Ee Islaamka Ee dalka Jabuuti ahaana Masuulka u qaabilsan Maktabada Golaha sare ee Islaamka Dalka  Jabuuti.  Sidoo kalana ahaa Xubin Rasmiya oo ka tirsan Golaha xajka ee Jabuuti.

Tahniyad Meher walaalahayo Boqor ROOBLE, iyo Boqorad Hodan Jaamac Aqli NUR oo meherkoogu ka dhacay Borama

Waxaan halkan aan uga diraynaa tahniyad maher walaalahayo Boqor ROOBLE, iyo Boqorad Hodan Jaamac Aqli NUR oo meherkoogu ka dhacay  10/01/2011 magaalada boorame, waxaan tahniyadaa diraya aniga iyo xaaskayga, waxaan

Hanbalyo: Suldaanada GUUD ee Ehlubaytka ADAL – Suldan Ibrahim Jamac Samatar iyo Suldan Cabdiraxman Jamac Dhawal

Hanbalyo: Suldaanada GUUD ee Ehlubaytka ADAL – Suldan Ibrahim Jamac Samatar iyo Suldan Cabdiraxman Jamac Dhawal

Jaaliyadaha qurbaha iyo shacabka dalkii hooyo oo marka hore u diraya hanbalyo aan lasoo koobi karin sida sharafta iyo xilkasnimada leh ee ay ugu guntadeen hogaankii dhaqanka ee galbeedka Somaliland ee beelaha ku midoobay boqortooyada Adal (Adal Empire).

Ciid Mubaarik – Alla Maanta Ayaanta iyo Ciida Wanaagsan!

Hambalyo Dhalasho:Gabadh iyo Caano

Bahda saylicipress waxay hambalyo u direysaa Yaasiin Maydhane oo habeenkii xalay ee bishu ahayd 25 kii ogosto 2011 gabadh ugu dhalatay wadanka Holland. Gabadhaas oo loo bixiyay Sareedo waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu ilaahay ka dhigo tii dalkeeda, diinteeda iyo dadkeedaba anfacda……….aamiin aamiin

Hanbalyo Aroos – Boqorka Fuad Nuur Xaamud iyo Boqorada Ilhan Ahmed Farax – Rays Hotel Borama

Waxaan hanbalyo  maher udiraya boqor Fu’ad nuur xaamud iyo boqorada Ilhaan ahmed farah oo maherkooda kadhacay magaalada borama hotel rays waxaan ilaahay uga rajaynaynaa inuu kadho labadi iskuwaara ubad khayr qaba kalahela waxaanu leenahay Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu farax – waxaanan idiinku ducaynaynaa ducadii rasuulka ee barakalaahu lakum wabaaraka calaykum wajamaca baynakumaa filkhayr

Hanbalyo: Boqor Fuad Nuur Xaamud iyo Boqorada Ilhaan Axmed Farax

Anaga oo kala ah dadkan hoos ku qoran, Waxaanu hanbalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u diraynaa Boqorka Fuaad Nuur Xaamud iyo Boqorada ilhaan Axmad Faarax oo meherkoodu ka dhacay Borama, waxaanan leenahay noqda kuwii isku raaga wiil iyo caano , gabar iyo caano , waxaan idiin rajaynaynaa barwaaqo iyo bashbash in ilaahay [...]