SayliciPress.Net » Hanbalyo

Tahniyad Dhalasho Wiil iyo Caano
Bahda Saylicipress waxay habalyo u direysaa Cabdikhadar Cumer Nuur iyo Umalkhayr Mustafe Muuse oo wiil ugu dhashay wadanka Holland habeenkii jimcihii ee 30 march 2012.wiilka oo loo bixiyay Mustafa Cabdikhadar Cumer waxaan ilaahay ugu baryaynaa inuu kadhigo kii dadkiisa iyo dalkiisaba anfaca .   aamiin

Hambalyo! Hambalyo Degmada Quljeed iyo Masuuliyiinta Magacaabay Labadaba
Bahda saylicipress waxay hambalyo u direysaa  degmada cusub ee gobolka awdal ku soo biirtey ee Quljeed  iyo dhamaanba masuulyiinta degmada cusub oo aan leenahay ilaahay xilka ha idiin fududeeyo, degmadana ilaahay ha ka dhigo mid lagu intifaacsado oo wax weyn u soo kordhisa guud ahaanba  gobolka Awdal.   Waxakale oo aan hambalyo u direynaa siyaasiyiinta maanta ku dhiiradey inay u magacaabaan degmo Quljeed oo uu ugu horeeyo  Madaxweynaha  iyo Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyada Somaliland mudane  Axmed siilaayo iyo C/raxmaan C/llahi saylici iyo dhamaanba siyaasiyiinta waaweyn ee degmada cusub ee quljeed  oo aan ka hadhin hadafkoodii ahaa  inay maruun arkaan Quljeed oo degmo ah.  marlabaad Hambalyo

Hanbaly Meher: Boqor Faysal Abdi Subane Iyo Samsam Abdillahi Dheere Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Borama
Waxaan hambalyo udiraynaa boqor Faysal Abdi Subane iyo  Samsam Abdillahi dheere oo meherkoodu ka dhacay magaalada Boorame waxaan ilaahay uga baryaynaa reerkii isku waara wiil iyo caano gabadh iyo caano. Hambalyadan waxaa diraya.

Cali Yusuf Samatar iyo xaaskiisa Ikran Yusuf Subane.

Maxamed Cabdi Xuseen.

Abdisalan Cabdi Subane.

Xuseen Cabdi Xuseen Xaaskiisa Raxma Cumar.

Idiris Gudaal.

Cabdicasiis Adan Miicaad.

Maxamed Cilmi.

Xasan Faarax Kaahiye.

Cabdi Daahir Aye.

Adan Ibrahim (adanhuuno).

Maxamed Ibrahim Salsal.

Dr Maxamed Yuusuf.

Eng Maxamuud Yuusuf

Adan Sheekh Xasan Aare.

Adan Cabdi Cali.

Mukhtar Muxumed Barkhadle.

Sheekh Adan Haaruun.

Iyo dhamaan asxaabta reer Dallas waxaan leenahay boqor Faysal iyo Boqorad Samsam Guurkiinu Guur khayr Gurigiinu guri negi.

oldnoah@yahoo.com

Shiekh Maxamed Nuux Xuseen Oo Mahadnaq Balaadhan u Diray Jaaliyada Gobolada Awdal, Salal iyo Gabiley Ee Ku Dhaqan Dalka Norway
Sheekh Maxamed Nuux Xuseen Oo ka mid ahaa Golaha Sare Ee Islaamka Ee dalka Jabuuti ahaana Masuulka u qaabilsan Maktabada Golaha sare ee Islaamka Dalka  Jabuuti.  Sidoo kalana ahaa Xubin Rasmiya oo ka tirsan Golaha xajka ee Jabuuti.

Ahana u qaabilsanaha wasaarada waqfiga iyo arimaha diinta ee jabuuti waxda tandiimka tartan sanadeedka ay u qabato dawladaha wadama Geeska Afrika iyo Yaman ee loo yaqaano abaal marinta MadaxwaynahaWaxaan halkan uga mahadnaq balaadhan uga jeedinayaa jaaliyada guud ee gobolada Awdal , Salal iyo Gabiley ee ku dhaqan caasimada Oslo (Norway) iyo nawaaxigeeda . Waxaan ugu mahadnaqayaa sidii wanaagsanayd ee walaaltinimada , tolnimada , iyo islaanimadu ku jirtey ee ay ugu gurmadeen walaalahooga ku dhibaataysan degeenka xeebaha (Lughaya iyo agagaarkeeda).Waxaan iyagana karajayaa walaalaha ku dhaqan gobolada kale ee wadanka Norway in ay ka qayb qataan , taakulaynta walaalahooga ay ku habsadeen abaaraha iyo macaluusha. Guud ahaana waxaan sidoo kale ugu baaqayaa jaaliyadaha ka soo jeeda Gobalada Awdal , Salal , iyo gabaley ee ku dhuqan Europe , America , Australia iyo wadamada carabtu in ay dadkooda dhibaataysan u gurmadaan.Wabilaahi tawfiiqSheekh Maxamed Nuux Xuseen Cawaale

amiin600@hotmail.com

Tahniyad Meher walaalahayo Boqor ROOBLE, iyo Boqorad Hodan Jaamac Aqli NUR oo meherkoogu ka dhacay Borama
Waxaan halkan aan uga diraynaa tahniyad maher walaalahayo Boqor ROOBLE, iyo Boqorad Hodan Jaamac Aqli NUR oo meherkoogu ka dhacay  10/01/2011 magaalada boorame, waxaan tahniyadaa diraya aniga iyo xaaskayga, waxaan leenahay, oon hawada duca usoo marinaynaa inuu ilaahay kaldhigo labadii ilaahay tuso wadada toosan, ubad khayrqabana siiyo Aamin ayaanu leenahay waxaana diraya tahniyadan meher dadkan hoos ku qoran.

1-Rashid Abdi Bakaal iyo Xaaskiisa, Ismahaan Muxumed Maxamuud.

2-Nafisa Abdi Bakal iyo odaygeega.

3-Sacaada Abdi Bakaal.

4-Jagne Abdi Bakal iyo xaaskiisa.

5-Ilyas Abdi Bakal iyo xaaskiisa.

6-ABibaker Abdi Bakal iyo xasskiisa.

7-Nagad Abdi Bakal iyo odaygeega.

8-Faisa Abdi Bakal.

9-Mustafe Abdi Xaaji iyo xaaskiisa.

10-Kaltuun Maxumud Maxamuud.

11-Abdi Muxumed Maxamud.

12-Roda Muxumed Maxamud.

13-Nacima Muxumed Maxamud.

14-Mahdi Muxumed Maxamud.

15- iyo hooyo Aamina Sirad Egeh.

iyo dadka ehelka iyo asxaabta oo halkan lagu soo koobi karayn

waxaana leeyihiin labadii isfahmee iskuna waara khayrkana wada wadaaga ilaahay ha idinka dhigo.

Amin

Rashid Abdi Bakal.

Ottawa, canada.

Hanbalyo: Suldaanada GUUD ee Ehlubaytka ADAL – Suldan Ibrahim Jamac Samatar iyo Suldan Cabdiraxman Jamac Dhawal
Jaaliyadaha qurbaha iyo shacabka dalkii hooyo oo marka hore u diraya hanbalyo aan lasoo koobi karin sida sharafta iyo xilkasnimada leh ee ay ugu guntadeen hogaankii dhaqanka ee galbeedka Somaliland ee beelaha ku midoobay boqortooyada Adal (Adal Empire).

Midnimada iyo wadatashiga uu mududa dheer soo dhexgalay tashwiishku ayaa marka hore shirkii Xeego uu soo afjaray iyadoo kulankaa barakaale ee beelaha badhtamaha, bariga, galbeedka iyo xeebaha Awdal, Selel, iyo Gebilay ay ku guulaysteen inay kasoo saaraan go’aamo wax ku ool ah oo waji cusub u yeelay taariikhda iyo xadaarada ku wajahan hogaanka ugu sareeya ee bulshowayntu yeelan doonto.

Bulshada ehlu baytka ee beel waynta Habar Cafaan iyo Maxad Case ayaa ku heshiiyan in dalku yeesho siyaasad hufan iyo wadatashi joogta ah oo lagu miisaamo umada walaalaha ah looguna jihaynayo bulshada iyadoo gacan bir ah lagu qaban doono xubnaha bulshada ka mid ah ee inta badan ku caano maali jiray kala daadsanaanta shacabka Ehlu baytka ah ee beelaha Habar Cafaan iyo Maxad Case.

Hadaba waxa taariikhda baal dahab ah ka galay labada Suldan ee ugu shacabka badan ee Suldan Cabdiraxman Dhawal iyo Suldan Ibrahim Samatar; iyagoo cadeeyey halka loo socdaa oo ah midnimo, wadatashi, iyo horumar dalka ka hirgala mar hadii lasoo afjaray carqaladihii shacabka hortaagnaa sida hogaan dhaqameed aan lagu heshiin, siyaasi danayste ah, iyo caaglayaal iyo calooshooda u shaqaystayaal ku caano maala dhibaatada bulshada ehlubaytka ah.

Iyadoo diinteenu ay cadeysay in albaabka toobadu u banaan yahay kuwii xad gudbay oo aan laga quusan naxariista eebe waxay si toos ah tageerayaasha iyo waxgaradka beelaha ehlubatyku tibaaxeen in inta fayoobi kusii biiri karaan bulshowaynta galbeed iyagoo meesha ka saaraya wixii bulshada dib ugu celinaya cahdigii madoobaa ee shirka Xeego soo afjaray.

Bahda SayliciPress.Net

Ciid Mubaarik – Alla Maanta Ayaanta iyo Ciida Wanaagsan!

Hambalyo Dhalasho:Gabadh iyo Caano
Bahda saylicipress waxay hambalyo u direysaa Yaasiin Maydhane oo habeenkii xalay ee bishu ahayd 25 kii ogosto 2011 gabadh ugu dhalatay wadanka Holland. Gabadhaas oo loo bixiyay Sareedo waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu ilaahay ka dhigo tii dalkeeda, diinteeda iyo dadkeedaba anfacda……….aamiin aamiin

Hanbalyo Aroos – Boqorka Fuad Nuur Xaamud iyo Boqorada Ilhan Ahmed Farax – Rays Hotel Borama
Waxaan hanbalyo  maher udiraya boqor Fu’ad nuur xaamud iyo boqorada Ilhaan ahmed farah oo maherkooda kadhacay magaalada borama hotel rays waxaan ilaahay uga rajaynaynaa inuu kadho labadi iskuwaara ubad khayr qaba kalahela waxaanu leenahay Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu farax – waxaanan idiinku ducaynaynaa ducadii rasuulka ee barakalaahu lakum wabaaraka calaykum wajamaca baynakumaa filkhayr

hooyo cadar c\laahi raabe

2. faysal cali buux xaaskiisa iyo caruurtisa

3. nimco nuur xaamud saygeeda iyo wiilkeda

4. mukhtaar nuur xaamud xaaskisa iyo caruurtisa

5. maxamed nuur xaamud

6. adeer osmaan xaamud xoosh xaaskisa iyo caruurtisa

7. adeero aadan xaamud xoosh xaaskisa iyo caruurtiisa

8. edo madiina xaamud xoosh

9.edo xaawa xaamud xoosh

10 edo xasna xaamud xoosh

11.aw cali aw muxumed cumar

12.sacdiya daahir xaamud saygeda iyo caruurteda

13.xasan daahir xaamud iyo caruurtisa

14.joohara daahir xaamud saygeda iyo cauurteda

15.jaamac daahir xaamud

16.c\rahman daahir xaamud

17 .aamina daahir xaamud

18.abtiyo cabdi c\laahi raabe xaaskisa iyo caruurtisa

19.abtiya barkhad c\laahi raabe iyo caruurtiisa

20.habo shamis c\laahi raabe  saygeda iyo caruurteda

21.habo saynab c\laahi raabe saygeda iyo caruurteda

22.habo sacaada c\laahi raabe saygeda iyo cauurteda

23.abtiyo jaamac c\laahi raabe iyo inantisa

24.abtiya maxamed c\laahi raabe xaaskisa iyo caruurtisa

25.maxamed raydal muumin xaaskisa iyo caruurtisa

26.xuseen  raydal muumin  xaaskisa iyo caruurtida 27. ruum maydhane rayaale iyo caruurteda

27. fadxiya sh. muuse  osmaan iyo caruurteda

28.sahra daahir cisood iyo caruurteda

29 aniisa maxamed bade

30.aniisa daahir cilmi saygeda iyo caruurteda

31. mukhtar cige amin

32. ahmed saciid tukaale

33. axmed nuur yasiin ismaacil

34. xarbi cismaan

Hanbalyo: Boqor Fuad Nuur Xaamud iyo Boqorada Ilhaan Axmed Farax
Anaga oo kala ah dadkan hoos ku qoran, Waxaanu hanbalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u diraynaa Boqorka Fuaad Nuur Xaamud iyo Boqorada ilhaan Axmad Faarax oo meherkoodu ka dhacay Borama, waxaanan leenahay noqda kuwii isku raaga wiil iyo caano , gabar iyo caano , waxaan idiin rajaynaynaa barwaaqo iyo bashbash in ilaahay idiinka dhigo guurkiina…. Amin

Mr.Muscab Xirsi Cali iyo Xaaskiisa

Sh. Abdirisaaq Daahir Faarax iyo Xaaskiisa

Eng .Abdillaahi Yaasiin Xasan Xaddi iyo Xaaskiisa

Mr. C/raxmaan Carab daauud iyo Xaaskiisa

Prof. Samattar Xasan Adam iyo Xaaskiisa

Prof. Badri Xaaji Ismaaciil

Dr. Abdirisaak Faarax Xasan

Muscab Ali