Ramadaan Kariim: Sanadkan Sanadkiisa Bash-Bash, Barwaaqo, Nabad iyo Caafimaad ku Gaadha
Bahda SayliciPress waxay ugu bishaaraynaysaa bulsho waynta reer ADAL iyo dhamaan jaaliyadaha Somaliland, Somaliya, Jabuuti, iyo KILIL 5 – in ilaahay barakada bisha barakaysan ina wada siiyo, danbiigenana dhaafo, nabadna kusoo dabaalo dhamaan degaanada umada soomaaliyeed ee islaamka ah….Aamiin aaamiin





Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto














