Category: News

Dhageyso: Amaal Xaaji Miisaan Oo Kahadlaysa Eedaymaha Been Abuurka Ee Lagu Baahiyey Shabakadaha Qaarkood

Dhageyso: Amaal Xaaji Miisaan Oo Kahadlaysa Eedaymaha Been Abuurka Ee Lagu Baahiyey Shabakadaha Qaarkood

[Audio clip: view full post to listen]

Video: Xafladii Ottawa ee Somaliland iyo Cawale Adan

Video: Xafladii Ottawa ee Somaliland iyo Cawale Adan

Xafladii Somaliland ee Ottawa oo Fanaanka Wayn ee Cawale Adan Wacdaro ka Dhigay

Xafladii Somaliland ee Ottawa oo Fanaanka Wayn ee Cawale Adan Wacdaro ka Dhigay

OTTAWA, CANADA – Xafaldii Somaliland  ee ka dhacday caasimada dalka Canada ee Ottawa oo ahayd xafladii ugu balaadhanyd ee ka dhacda caasimada dalka Canada sanadihii ugu danbaysay.

In Memory of Dr. Abdishakur Jowhar By Bashir Goth

In Memory of Dr. Abdishakur Jowhar By Bashir Goth

IN MEMORY OF DR. ABDISHAKUR JOWHAR – FRANZ FANON OF THE SOMALI PEOPLE – BY BASHIR GOTH “He lit up a room. If you can imagine the sun, his face was like the sun, that smile, the arm around your shoulder. He was just like a gentle giant, a very lovely man. He was like [...]

Kulan Lagu Dardargelinayey Hawlaha Xisbiga KULMIYE ee Gobollada Awdal iyo Salal oo Laguqabtay Boorama

Kulan Lagu Dardargelinayey Hawlaha Xisbiga KULMIYE ee Gobollada Awdal iyo Salal oo Laguqabtay Boorama

        Xaflad ballaadhan oo ay soo agaasimeen masuuliyiinta heer gobol iyo heer qaran ee xisbiga muxaafadka KULMIYE, ayaa lagu qabtay shalay hudheelka Rays ee Magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal.

21st Anniversary of the Independence of Somaliland’s Second Republic By Suleiman Egeh

21st Anniversary of the Independence of Somaliland’s Second Republic By Suleiman Egeh

“Way Ahaataye Maantaa Si Wanaagsan U Ciida” Background Information

Death Toll in Yemen’s Suicide Bombing Rises to 96

Death Toll in Yemen’s Suicide Bombing Rises to 96

SANAA, Yemen  — Yemen’s Defense Ministry says the casualty toll in a suicide bombing at a military parade rehearsal in the capital Sanaa has risen to 96 deaths and at least 200 wounded.

Tacsi Dr Cabdishakur Sheikh Cali Jawhar

TACSI I never get an opportunity to meet with Dr. Abdishaku Sh. Ali Jowhar while he was alive but through friends and his articles, I can imagine his intellectual capacity and ingenuity that is driven his life. He was a man of gifted and multiple talents that combined politics with Medicine .As Somalis/Somali Lander and [...]

Fanaankii Weynaa ee Kooxdii Bee Gees Robin Gibb Oo Geeryoodey Xalay

Fanaankii Weynaa ee Kooxdii Bee Gees Robin Gibb Oo Geeryoodey Xalay

          Robin Gibb oo ka mid ahaa kooxdii caanka ahayd ee Bee Gees ayaa xalay ku geeryoodey magalada london sida laga soo xigtay eheladiisa . Fanaanka oo da’diisu ahayd 62  jir ayaa  mudaba la ildaraa xanuunka kanserka oo ka kaga dhacay mindhicirada iyo wadnaha.

Xaflada 21 Guuraadii  Lasoo Noqoshada Madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland oo Lagu Qabtay Wadanka  Holland

Xaflada 21 Guuraadii Lasoo Noqoshada Madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland oo Lagu Qabtay Wadanka Holland

              Xalay oo bishu ahayd 19 may 2012  waxa lagu qabtay magaalada Utrecht ee wadankan Holland xaflad aad loo soo agaasimay oo lagu xusayay 18 may maalinta dibula soonoqoshada madaxbananida somaliland  .