Category: News

Drogba of Chelsea Become the Hero Tonight at Munich Stadium – Chelsea Beats Bayern Munich (Champions League)

Drogba of Chelsea Become the Hero Tonight at Munich Stadium – Chelsea Beats Bayern Munich (Champions League)

Chelsea v Bayern Munich (Chelsea win 4-3 on penalties) Tweet the commentary using the hashtag #bbcfootball or text us on 81111 (UK). Make sure YOU PUT YOUR NAME on those texts though.

Daawo Sawirada : Xaflada Sanadguurada 18ka May ee Beerta Xoriyada Magalaada Hargeysa

Daawo Sawirada : Xaflada Sanadguurada 18ka May ee Beerta Xoriyada Magalaada Hargeysa

          Xuska Sanad guuradii 21-aad ee ka soo wareegtay ku dhawaaqistiii Qaranimada Somalilad ayaa maanta si weyn looga xusay Guud ahaan degmooyinka iyo Tuulooyinka ay Somaliland ka kooban tahay.

21st Somaliland Independense celebration in Switzerland

21st Somaliland Independense celebration in Switzerland

                      21st Somaliland celebration in Switzerland      

Mulkiilaha Supermarketka Aldi Ayaa Noqday Ninka 10aad  Ee Aduunka Ugu Taajirsan

Mulkiilaha Supermarketka Aldi Ayaa Noqday Ninka 10aad Ee Aduunka Ugu Taajirsan

Rank Name Net Worth Age Source Country of Citizenship 1   Carlos Slim Helu & family $69 B 72 telecom Mexico 2   Bill Gates $61 B 56 Microsoft United States 3   Warren Buffett $44 B 81 Berkshire Hathaway United States 4   Bernard Arnault $41 B 63 LVMH France 5   Amancio Ortega [...]

Maxkamad Ciidan oo Dil Kuxukuntay Maleesho-Beeeleedkii Laguqabtay Dagaal Hargeysa

        Maxkamadda Ciidammadda Qaranka Somaliland, ayaa maanta fadhi ay yeelatay xarunta taliska guud ee ciidanka qaranka waxay xukuno dil iyo xabsi daa’in iskugu jira dil iyo xabsi daa’in. Maxkamaddu waxa la sheegay inay sadex qof oo ka mid ahaa dadkii shalay lagu soo qabtay weerarkii xeradda Soodaanta xoriyadoodii loo soo celiyay, halka [...]

Hadiyadii Ugu Weynayd ee Gabadh Ninkeeda Siiso Sanadguuradiisa

Hadiyadii Ugu Weynayd ee Gabadh Ninkeeda Siiso Sanadguuradiisa

        Angelina Jolie oo ah gabadh  caan ku ah xaga jilista filimaanta ayaa waxay hadiyad uga dhigtay ninkeeda Brad Pitt diyaarad helikopter ah xuska maalinta dhalashadiisa awgeed sida uu cadayeeya wargeyka caanka ah ee loo yaqaan  The Sun.

Video:Maleeshobeeleed Weerar Kusooqaaday Xero Ciidan oo Kutaal Magaalada Hargeysa

Video:Maleeshobeeleed Weerar Kusooqaaday Xero Ciidan oo Kutaal Magaalada Hargeysa

Tacsi ku socota reer Sheekh Cali Boqorre (sheekh Cali Jawhar) meel kastoo daafaha dunida ay ka joogaan

Annagoo ah Jaalliyada UK ee  hoos ku xusan waxan tacsi tiiranyo leh u direynaa reer Sh. Cali Jawhar meeslkasta oo daafaha dunida ay ka joogaan geerida naxdinta leh ee ku timi Dr. Cabdishakuur sh. Cali Jawhar, waxan Ilaahay uga baryeynaa marxuunka inu Jannadii Fardawsa ka waraabiyo intu u ka baxay, ehelka iyo qaraabadana samir Iimaan Ilaahay ka [...]

TACSI TIIRAANYO LEH: Dr Abdishakur Sheikh Ali Jawhar

TACSI TIIRAANYO LEH: Dr Abdishakur Sheikh Ali Jawhar

Ururweynaha ARDAA isaga oo ka tiiraanyeysan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Marxuum Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar maalintii Axadii ee taariikhdu aheyd 05/13/2012, wuxu  tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo eheladii u ka geeriyooday Marxuum Dr.Cabdishakuur Sh Cali Jowhar.

Xafladii Xisbiga HiilQaran MN iyo Fanaanada Hodan Cabdiraxman oo Wacdaro ka Muujisay

Xafladii Xisbiga HiilQaran MN iyo Fanaanada Hodan Cabdiraxman oo Wacdaro ka Muujisay