Category: Opinion

Never Belonging By Bashir Goth

Never Belonging By Bashir Goth

As an expatriate, one lives in perpetual split personality. As you work and socialize with the citizens of the country you adopted for your expatriate life, you develop a sense of belonging and you rarely remember that you had another country or culture; particularly if you have spent a long time in a certain place.

Tabashooyinka Beelaha Darifyada, Natiijooyinka Ilaa Imika Ka Dhashay Iyo Talo Ku Socota Madaxweyne Silaanyo

Tabashooyinka Beelaha Darifyada, Natiijooyinka Ilaa Imika Ka Dhashay Iyo Talo Ku Socota Madaxweyne Silaanyo

Tan iyo markii Madxweyne Siilaanyo uu qabtay hogaanka talada dalka 27/07/ 2010-kii , mudo haatan laga jago 18 bilood, waxa beelaha darifyada Somaliland ka soo yeedhayey cabashooyin ka dhan ah hannaanka guud ee saamiqaybsiga awooda dalka ee beelaha Somliland ee la xidhiidha dhinacyada jagooyinka siyaasada, jagooyinka madaxda sar-sare ee qaranka, fursadaha shaqada, adeegyada mashaariicda horumarineed [...]

Madaxwayne Siilaanyo ha Kala Doorto: Madaxwayne ku Xigeenka iyo Xirsi Tooriile by Xassan Xaaji

Anagoo ah dhamaan beelaha galbeedka dalka Somaliland waxaan aad uga xunahay waxaa uu la kulmay madaxwayne ku xigeenku, isla markaana ah madaxwaynahayagii hadii aanu nahay beesha Samaron.

Aniga Iyo Maska Heshiis Naga Dheer By: Abdirisaaq Mohamed Barkhad

Bari baa reer soo dul dagey baley, bayleyga dushiisana Mas baa ku noolaa, maskaasi biyaha baleyga ayuu cabaa dabadeedna wuu iska baxaa sidoo kale reerkuna baleyga ayey u soo aroor tagaan marka ay tanaagta biyaha dhaansadaana wey iska laabtaan.

Badheedhaha HiilDan: Awdal State of Somaliland Ayaa Inooga Fiican Awdal State of Somalia

Badheedhaha HiilDan: Awdal State of Somaliland Ayaa Inooga Fiican Awdal State of Somalia

Sida qaalibka ah waxa jirta in  marka ugu horraysa ee dunidu maqasho magaca guud ee Soomaaliya, ay runtii  dad badani innoo tacsiyeeyaan. Dadkaasi dunida badankoodu waxay  markaaba is  tusaan  inaynu nahay dal iyo dad ku hoogay dunidan korkeeda.  Balse, marka  hoos loo daadago ee lays weydiiyo bal inay ummaddani meeli uuni u  fayoowdahay, waxa la [...]

Waa Yaabe, Saxaafada Soomaaliland Miyaan Shatiba loo Qaadan, Mise Qalinka Ayuunbaa ku Filan?

“HYENA” WAA DHURWAA HEERYADIISA CUNA HADANA CABAADA Haddii aad akhrido qoraalada u qoro ninka la magac baxay Maxmed Cumar “hyena”, waxa kuu soo baxaaya, inuu suxufinimadaba u haysto in madaxda, gaar ahaan kuwa Samaroon la xag xagto oo la ceebeeyo. Waa yaabe, saxaafada Soomaaliland miyaan shatiba loo qaadan, mise qalinka ayuunbaa ku filan?

Somaliland: Clan Conference in Taleh Violates 1991 Peace Accord—But Somaliland Must Not Overreact

In 1991, in Buroa, Somaliland´s second largest city, all Somaliland clans including the Dhulbahante clans in Sool province committed themselves peaceful co-existence. The agreement included that none of the clans would create their militias and warlords to prevent the spread of clan militants, warmongers, and violence that crippled the region back then. Power and resource [...]

Skilled Somalilanders Who Return Home Deserve Respect By Adan Iman

The Somaliland constitution confers on all Somalilanders, whether in the Diaspora or living inside the country, equal rights to hold elective and appointive offices as well as to engage in private business. This official welcome does encourage some of the Diaspora people to end their long self-exiles and return to their country of origin. But [...]

Jawaab: Jawaab Baaq ku Socda Bulshowaynta  Awdal, Selel iyo Gabiley

Jawaab: Jawaab Baaq ku Socda Bulshowaynta Awdal, Selel iyo Gabiley

Waxa dhacday dhawaan in aqoonyahano, duqeyti iyo dhalinyaro ka soo jeeda Awdal, Salal iyo Gabiley ay ka damqadeen anshax xumada ay ku kacaan qaar ka mid ah mareegtooyinka reer Adal. Waxayna soo saareen baaq ay wada jir u saxeexeen ooy kaga codsanayeen in mareegahaasi ixtiraamaan qawaaniinta iyo anshaxa suuban ee u dhigan saxaafada xorta ah, [...]

Saami-Qaybsigii Mudada Dheer Beelaha Darifyadu ka Cabanayeen Waxa Diirka Beesha Dhexe Uga Qaaday Wariye Diridhaba!

Saami-Qaybsigii Mudada Dheer Beelaha Darifyadu ka Cabanayeen Waxa Diirka Beesha Dhexe Uga Qaaday Wariye Diridhaba!

Waxaa Dhegahayga ku soo dhacaayey weedho aan layaab igu ahayn, indhahaygu waxay arkayeen xayndaabyo iyo kulano aan mugga aragtiyda ku cusbayn, dood lafa-gurista maankayga iyo la-faqa garaadkayguna wuxuu i siinayey uun dhawr masalo oo aan hore u aaminsana, akhristow weligay intaan qallinka dhumucadiisa wax ku qoraayey dhawr waxyaaboodba waan ka dhawra waxaa ka mid ah [...]