SayliciPress.Net

Hadiyadii Ugu Weynayd ee Gabadh Ninkeeda Siiso Sanadguuradiisa
Angelina Jolie oo ah gabadh  caan ku ah xaga jilista filimaanta ayaa waxay hadiyad uga dhigtay ninkeeda Brad Pitt diyaarad helikopter ah xuska maalinta dhalashadiisa awgeed sida uu cadayeeya wargeyka caanka ah ee loo yaqaan  The Sun.

Diyaadaradan oo qiimaheeda lagu qadaray ilaa 1 malyuun oo dolerka  mareykanka ah ayaa hada la soo duldhigay fooqa sare ee guriga weyn ee ay ku leeyihiin koonfurta dalka faraans ee loo yaqaan Miraval.

Diyaaradan ayaa labada jilaa ugu safari  doonaan  magaalada Cannes oo ay ka dhacdo bandhiga filimada ee aduunka kadib marka ay  Brad ”farxadi waa naxdin” kaga dhigto maalinta dhalashadiisa . lamaanahan ayaa shaaciyay inay is guursan doonaan 11ka bishan ogosto wakhti ay dhacayso bandhiga 65aad ee filimada oo lagu qabto magaalada Cannes.

A Tribute to My Hero Dr. Abdishakur Jowhar By Bashir Goth
GEESI LOO HANWEYNAA: (A tribute to my hero Dr. Abdishakur Jowhar)

Hearing of the death of Dr. Abdishakur Sh. Ali Jowhar struck me as a thunderbolt out of the blue. At no time can one be prepared for death but at times like this it is simply unbearable. The following eulogy poem is therefore a tribute to my friend, eminent scholar, unique thinker and philosopher, medical doctor and above all my irreplaceable intellectual soul mate and hero who was snatched by an untimely death in a tragic and unforgivable car accident on one of Somaliland’s deathtrap roads, between Dilla and Borama, on 13th May 2012.

Dr. Jowhar was a man blessed with the gift of gab and it was our mutual love for words and ideas that brought us together. It is therefore imperative that I remember him in the way he knew and respected me best, as a poet. In time, I will write an obituary about him to share his life as I knew him with his fans and the general public but now let me try to touch on his character, his intellectuality, his passion, his bravery, his kindness, his wisdom, his patriotism, his rebellious thought and his modesty as well as his humor, his sarcasm and his flare with language in the following poem: Geesi Loo Hanweynaa ( A Greatly Sought After Hero).

Geeriyeey  gableeyaay

Gudcur iyo habaareey

Iyadoon laguu gogol

Oon gu’ba laguu tirin

Waxad soo guclaysood

Kolba guri mug weynaa

Goloftood ku heestaba

Miyaad goor xun socodeey

Maantana gab soo tidhi

Ood gabi hadhweyniyo

Geed lagu nagaa iyo

Gumbur lagu dahsoonaa

Geesi loo hanweynaa

Gab intaad ku soo tidhi

Gaar nooga qaaddoo

Goonyaha dhulkaygiyo

Gayigii u ooyoo

Shakuur lagu gunaanaday…

Maxaan gabay idhaahdaa Miyuu ii guntamayaa Godka uu baneeeyiyo Gabalaaxsigiisii Gololuhuu fadhiyi jirey Gereerka erayadu Qiimihiisi gaarkii Miyuu gudi karaayaa…

*** Qalinkaygu gaydhada Miyuu guulihiisii

Goohiyo dayaankii

Geesaaska sheekada Siduu yahay gammaan faras Qoraalkuu galbini jirey Gibladiyo ciyaartiyo

Gurxanka iyo loolkiyo

Wilwilaha ku goyn jirey

Weedhuu gorfeeyaba

Guuxuu ka tegi jiray

Goolkuu ku dhalin jirey Miyuu gaadhi karayaa…

*** Geesi baan abiidkii

Geeridu ka raagine

Goortii la joogaba Guubaabadiisii Gurmad caymadkiisii Gaadh ilaaladiisii Guryo oodistiisii Gacal ururintiisii

Miyaa galalawgiisii Durba loo go’doomoo Gar allee la tebayaa               *** Goobtuu dhex joogsado Gole oogistisii Hadal godolintiisii Gar wanaajintiisii Talo loo gudboonyahay Gorfo buuxintiisii Garaad xoorintisii Miyaa garashadiisii Durba loo go’doomoo Gar Allee la tebayaa

Jowharow waxaad guddo

Gogoshaad ahaydiyo

Beel gardaadintaadii

Dareen garashadaadii

Cilmigaagii gaankii

Waa loo goblamayoo

Goobtaad banaysaa

Jiilaal ka soo galay

Geeridu xaq weeyee

Somaliland gaar

Iyo guriga Soomaal

Gaban yar iyo waayeel Geed kastoo la joogaba Gacmahaa la hoorshoo Gurayo hoyashadaadii Guus iyo quraan iyo Ducaa lagugu geebaray

Guudkeeda dunidani Intaad joogtay gacallow Waajibkaagii gudatee

Guryaheeda aakhiro Galihii firdowsaad Gama’ oo ku waar nabad.

Bashir Goth

Video:Maleeshobeeleed Weerar Kusooqaaday Xero Ciidan oo Kutaal Magaalada Hargeysa

Tacsi ku socota reer Sheekh Cali Boqorre (sheekh Cali Jawhar) meel kastoo daafaha dunida ay ka joogaan
Annagoo ah Jaalliyada UK ee  hoos ku xusan waxan tacsi tiiranyo leh u direynaa reer Sh. Cali Jawhar meeslkasta oo daafaha dunida ay ka joogaan geerida naxdinta leh ee ku timi Dr. Cabdishakuur sh. Cali Jawhar, waxan Ilaahay uga baryeynaa marxuunka inu Jannadii Fardawsa ka waraabiyo intu u ka baxay, ehelka iyo qaraabadana samir Iimaan Ilaahay ka siiyo.

Waxa tacsidan diraya dhaammaan:

1. Idiris Xassan Diiriye

2.Idiris maydhane warsame

3. Caydiid Xaaji Daahir  Cilmi

4. Suldaan Yusuf Cali Cilmi

5. Ambassador Maxamad Cismaan Hufane

6. Cilmi Axmad Ciye

7. Xaaji Maxmad Xuseen

8. Oday Muuse Beerujiif

9. Sh. Muuse barkhad

10. Cabdi Maxamuud Ismaaciil (cabdiweyne)

11. Xuseen Cismaan Ducaale

12. Cali Faarax Cabdillaahi

13. Maxamad Cali Ducaale

14. Cabdiraxmaan Cumar Bile

15. Xildhibaan samaale

16. Ibraahim Caarre Aamin

17. Xildhibaan Ikraam Xaaji Daauud

18. Ibraahim Daahir Cilmi

19. Saleebaan Faarax Cabdillahi

20. Axmad Xaaji Cali Bidaar

21. Cabdiraxmaan Jirde

22. Saleebaan Aare

23. Cabdisamad Ibraahim Nageeye

24. Mustafe Aadan Camash

25. Nuur Buux

26. Axmad Cismaan Ducaale

28. Cabdifataax Xasan Xaaji Daahir

29. Cabdijabar Maxamad Rabiile

30. Xasan Ismaaciil Axmad Cilmi (taysan)

31. Jaamac Daahir (jaamac Afrikaan)

32. Maxmad Ibrahim Xuseen (isgiije)

33. Khadiir Muuse Cabdillaahi

34. Mukhtaar Colmadow

35. Cabdillaahi Axmad Aare

36. Khadar Cabdi

37. Maxamuud Cabdi

38. Mukhtaar Maxamd Cabdullaahi

39. Xasan Xuseen Cige

40. Cabdille Cali Talyaani

41. Maxamad Aadan Camash

42. Yusuf Aadan Camash

43. Zakariye Xuseen

44. Cabdirazaq Xuseen Cabdillahi

45. Khadiir Ismaaciil Qamaan

46. Beelllan Daahir Walaweyn

47. Idiris Warsame

48. Xuseen Daahir Faarax

49. Maxmad Cilmi Cadaawe

50. Sharmaarke Nuur boqore

51. Cabdifatax Aadan Maxamuud

52. Cismaan Ducaale Jibriil

53. Axmad Rooble Gaaroodshe

54. Yusuf Cilmi Adiib

55. Kenadiid Siciid Cismaan

56. Caabi Siciid Cismaan

57. Xeyte Axmad Maxamad

58. Aadan Axmad warsame

59. Mahdi Faarax

60. Yaasiin faarax

61. Xasan Yoonis Caateeye

62. Cabdixakiim Daahir Cilmi

63. Cumar Danhaag

64. Jamaal Xassan Rabiile

65. Liibaan Jaamac rabiile

66. Kulmiye Jaamac rabiile

67. Faarax Xasan Badeed

68. Cabdisamad suldaan maxamuud Badmaax

69. Cabdulqaadir Xasan Rabiile

70. Maxamad Barre Beerujiif

71. Xasan Ceelaabe

72. Ziyaad Dhinbiil

73. Siciid Sucuudi (Wacays)

74.  Maxamuud Daahir

75. Axmad Cismaan Ducaale

76. Cabdirizaq Aadan Camash

77.Cabdul-Ilaah Daahir Jiilane

TACSI TIIRAANYO LEH: Dr Abdishakur Sheikh Ali Jawhar
Ururweynaha ARDAA isaga oo ka tiiraanyeysan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Marxuum Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar maalintii Axadii ee taariikhdu aheyd 05/13/2012, wuxu  tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo eheladii u ka geeriyooday Marxuum Dr.Cabdishakuur Sh Cali Jowhar.

Ururku wuxu tacsi gaar ah u dirayaa Raxma Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali oo ka tirsan Guddiga Sare ee ururka ARDAA, waxanan Eebe ka baryeynaa inuu Marxuumka janatul fardowsa ka waraabiyo , qoyskii, qaraabadii, ehelkii iyo asxaabtii u ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN

Ururka “ARDAA” e-mail: info@ardaa.org

05/14/2012

Ururka ARDAA waa urur dalad guud ah, kuna saleysan hanaanka bulshada, isla markaana samafal ah. Waxa      Lagu asaasay Waqooyiga Mareykanka sanadkii 2007 si ay taageero ugu fidiyaan mashaariicda horumarineed ee  dhaqan-daqaale ee gobalada ADAL iyaga oo mideynaaya muruq iyo maalba, una fidinaaya tababar, wacyigeliyaana, horena u mariyaan hogaankooda iyo iney u doodaan xuquuqdooda aadamaninimo.

The TOL Leadership Council (TLC) sends its heartfelt condolences to the family of Dr. Abdishakur Sh. Ali Jowhar. May Allah (SWT) bless his soul in his final abode. Our thoughts and prayers are with his family during this difficult time.

Dr. Abdishakur was a giant among his peers; he was someone willing to walk the walk in helping his people. He left a successful medical practice and a comfortable life in North America and returned to his homeland to be with his people and give back. His untimely death is a great loss to his family and to the Somali nation at large.

TLC Governing Board.

Chicago Community Mourns the Death of Dr. Abdishakur Sheikh Ali Jowhar:

On behalf of my family and friends in the Chicago area, we extend our deepest condolences to the families, friends and colleagues of Dr. Abdishakur Sheik Ali Jowhar, whose untimely death has left a great sense of loss in all our hears. Abdishakur was an intellectual giant, a great humanitarian and very humble individual. My wife and I are privileged to call him a friend and a brother. We will miss him greatly. May his soul rest in peace and may Allah give his family the strength to bear this loss. Ameen.

Rashed Gulaid

Chicago, Illinois

TACSI: MARXUUM, DR. CABDISHAKUUR SHEEKH CALI JAWHAR

La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga, iyo maalgashiga, Axmed Xasan Carwo  waxa uu tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Guud ahaan Shacbiga Somaliland, Qoyska Reer Sheekh Cali Jawhar, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii uu ka baxay Aqoon yahankii weynaa ALLE ha u naxariistee MARXUUM, DR. CABDISHAKUUR SHEEKH CALI JAWHAR oo ku geeriyooday (13.05.2012) Shil Baabuur oo ka dhacay Wadada u dhaxaysa Boorama iyo Dilla. -

ILLAAHAY NAXARIISTA JANNO ha ka waraabiye DR. CABDISHAKUUR SHEEKH CALI JAWHAR waxa uu ka mid ahaa aqoon yahanada waa weyn ee u dhashay Dalka Qiimo weyna ugu fadhiyey bulshada iyo Qaranka Somaliland, gaar ahaana Gobalka Awdal, waxaanan illaahay ka baryayaa inuu dhamaanteenba Samir iyo iimaan ina waafajiyo, Cawil-naqiisana inoogu deeqo.

http://samotalis.blogspot.com/

Waxaan halkan tacsi uga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii ,geeridaa naxdinta leh ee ku timid marxuun DR Cabdishakuur SH. Ali Jowhar, marxuunkaas oo ku dhintay gaadhi la rogmaday, waxaan leenahay hadaan nahay reer cabdi bakaal meelkaste oon joogno ilaahayna aan u baryaynaa janadii farduusa ka waraabiyo danbigiisana alaha dhaafo ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan alaha kasiiyo.  Aaamiin.  by RASHID ABDI BAKAL.   OTTAWA ,ON.

Waxaan halkan tacsi aan uga diraynaa anigoo ku hadlaya magacayga ENG. cabdikariim egeh guled iyo marwadayda caasha daahir elmi iyo caroortayda, iyo dhamaan reer cigeh guuleed meel kastooy joogaan, geeridaa naxdinta leh ee ku timid marxuun DR cabdi shekuur sh. ali jawhar, oo shil baabuur ku dhintay waxaan ilaahay uga baryeynaa danbigiisa inuu dhaafo janadii farduusana ka waraabiyo, samir iyo iimaana ka siiyo ehelkiisii iyo qaraabadiisii  inagana sabir iyo iimaan ilaha inaga siiyo aamiin.

ENG. A/kariim Egeh Guled.

ottawa, ont. canada.

Xafladii Xisbiga HiilQaran MN iyo Fanaanada Hodan Cabdiraxman oo Wacdaro ka Muujisay

Video: Larry King oo Wareysi Layeeshay Jilaaga Baron Cohen Oo Kahadlaya Arimo Badan

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo oo Dhambaal Tacsi ah u Diray Qoyskii Marxuum Abdishakur Sheikh Ali Jawhar
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa dhambaal tacsi ah u diray qoyskii ALLE ha u naxariistee Marxuum- Dr. C/Shakuur Sh. Cali Jawhar oo maanta ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay jidka u dhaxeeya Boorame iyo Dilla.

Sidaasi waxa lagu sheegay dhambaal tacsi ah oo ka soo baxay madaxtooyadda Somaliland oo u dhignaa sidan:-

“Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Guud ahaan Shacbiga Somaliland, Qoyska Reer Sheekh Cali Jawhar, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii uu ka baxay Aqoon yahankii weynaa ALLE ha u naxariistee MARXUUM, DR. CABDISHAKUUR SHEEKH CALI JAWHAR oo ku geeriyooday (13.05.2012) Shil Baabuur oo ka dhacay Wadada u dhaxaysa Boorama iyo Dilla. Madaxweynaha oo ka hadlaaya qiimaha u MARXUUMKU ku lahaa bulshada iyo Qaranka Somaliland waxa uu yidhi:-

ILLAAHAY NAXARIISYII JANNO ha ka waraabiye DR. CABDISHAKUUR SHEEKH CALI JAWHAR waxa uu ka mid ahaa aqoon yahanada waa weyn ee u dhashay Dalka Qiimo weyna ugu fadhiyey bulshada iyo Qaranka Somaliland, waxaanan illaahay ka baryayaa inuu dhamaanteenba Samir iyo iimaan ina siiyo, Cawil-naqiisana inoogu deeqo.

Sidoo kale Madaxweynuhu waxa uu illaahay uga baryayaa Oorida Marxuumka oo ku dhaawacan tahay shilkaa laftiisa Marwo Nimco Muxumed Maxamuud inuu illaahay u fudaydiyo Caafimaad deg-degana ka siiyo dhaawacaa ka soo gaadhay shilkaa baabuur.IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN.”

Tacsi Ku Socota Eheladii Dr Abdishakur Sheikh Ali Jowhar
Tacsi Ku Socota Eheladii Dr. Abdishakur Sh. Cali Jowhar

Geeriyeey  gableeyaay

Gudcur iyo habaareey

Iyadoon laguu gogol

Oon gu’ba laguu tirin

Waxad soo guclaysood

Kolba guri mug weynaa

Goloftood ku heestaba

Miyaad goor xun socodeey

Maantana gab soo tidhi

Ood gabi hadhweyniyo

Geed lagu nagaa iyo

Gumbur lagu dahsoonaa

Geesi loo hanweynaa

Gab intaad ku soo tidhi

Gaar nooga qaaddoo

Goonyaha dhulkaygiyo

Gayigii u ooyoo

Shakuur lagu gunaanaday…

Bashir Goth, 13 May 2012.

Dadka magacdoodu hoos ku qoran yihiin waxay baroordiiq u dirayaan Amina Cabdi Jaamac (Steeg) oo ah xaaskii uu ka tegay Allaha u naxariistee Dr. Cabdishakuur Sh. Cali Jowhar oo maanta shil baabuur ugu dhintay jidka u dhexeeya Dilla iyo Boorama, Somaliland.

Waxan kale oo aan tacsi u diraynaa dhammaaba qoyska reer Sheekh Cali Jowhar iyo qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Cabdishakuur.

Tacsida waxa diraya:

1.     Bashir Sh. Cumar Good

2.     Ahmed Abdillahi Rooble

3.     Dr. Sacad Xaaji Xirsi Cawaale

4.     Maxamad Yaabarag

5.     Maxamuud Xasan Sacad (Saajin)

6.     Dr. Maxamad Xasan Dirir (Qadxan) –Saldanada Cumaan

7.     Cabdillaahi Cali Bahal

8.     Cumar Axmad Barre

9.     Najeeb Cabdillahi Ismaaciil

10.                       Cabdiraxmaan Cumar Sh. Ibraahim

11.                        Cabdiraxmaan Xaaji Axmad Mizan

12.                        Ismaaciil Tukaale

13.                        Cumar Aadan Liibaan

14.                        Mustafa Rooble Xaaji Doodi

15.                        Cbdirazak Cabdi Gabiley

16.                        Siciid Cabdillaahi Iiman

17.                        Maxamuud Ducaale Daahir

18.                        Cumar Ibrahim Kaamil (Cumar Dubai)

19.                        Cabdirashid Ibrahim Kaamil

20.                        Daahir Cali Wacays

21.                        Daahir Xasan

22.                        Ibraahim Xandulle

23.                        Nuux yusuf Tukaale

24.                        Maxamuud Ibrahim (jafjaf)

25.                        Xasan Jama Abrar (Xasan Daad)

Dadka dul ku xuxan  iyo in kale oo badan oo aanan magacooda halkan ku soo koobi karayn oo deggen waddanka Imaraadka Carabta.

Source: Bashir Goth (bsogoth@yahoo.com)

Obituary of Dr Abdulshaku​r Sheikh Ali Jowhar (Brief Biography)
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

Brief Biography of Dr. Abdulshakur Sh. Ali Jowhar

Hearing the sudden death of an old friend and school mate was so shocking and sad. Today is a very sad day of all the people of Somaliland, and particularly the people of Borma city where Dr. Abdul Shakur Sh.Ali Jowhar was hailed from.  Dr. Abdulshaku Sh. Ali Jowhar was the son of a preeminent religious scholar and a legend, Sh. Ali Jowhar.

The great doctor has descended from a prominent family whose history spans back to the ancient Muslim city of “Adarri” (Harrar) and Zeila.  Let me first of all take the time to send my  heartfelt condolence to the large Sheikh Ali Jowhar family. Dr. Abdulskakur came from an extended and very large family that resides in several Horn of Africa countries such as Somaliland, Djibouti and Ethiopia. His father Sheikh Ali Jowhar was a well-referred, preeminent religious scholar who was so famous in the Horn of Africa and beyond.

His father was not only famous but was a “legendary” religious scholar who spent so much time in spreading Islam through the Horn of Africa. Dr. Abdi Shakur went to both elementary and Middle school in the city of Borama, the Republic of Somaliland. His successfully completed his high school was in prestigious Amoud Secondary school, the modern Amoud  University. He successfully received a scholarship to learn medicine from Egypt where he attended and successful graduated from a medical college in Alexandria, Egypt.   He has completed his medical school and became a physician from a prestigious medical college in Egypt.  When he became a medical Doctor, he was immigrated to Canada where he started practicing his specialty (psychiatry) medicine. While practicing medicine, He went back to Graduate School in the medical field of psychiatry in Canada. For nearly 20 years he was practicing psychiatry in both Canada and the United States; but Toronto, Canada was his home base city. Moreover, Dr. Abdulshakur was a man of multi-talents, he was not a psychiatrist also, but was also great advocate and defender of the Somaliland cause. He was also an avid writer in international politics in general, and the Horn of Africa and middle in particular. One can read his in depth political analyses comprising of so many political topics in the internet.  His lost will open a gigantic void in Somaliland. In his short life, he was a man who touched huge number of people and he will surely be missed. His family and him recently moved back to Somaliland and opened a private medical practice in Hargeisa.  We will surely miss him. May God bless his soul!

Suleiman Egeh: A freelance writer and a senior science instructor