INAA LI'LAA WA'INAA ILAAHU RAAJICUUN

Waxaan halkan dhamaan uga diraynaa tacsi ehelkii uu ka tagay marxuun SALEEBAAN OMER CAARE (TUKAALE) oo maanta ooy bishu tahay Nov. 17-2008 lagu aasay magaalada ottawa ee dalka canada, waxaan leenahay oon ilaahay u baryeynaa inuu ilaaheey danbigiisa dhaafo janadii farduusana ka waraabiyo, ehilana samair iyo iibaan ka siiyo aamiin ayaanu leenahay waxaana tacsida diraya.
1-RASHIID CABDI BAKAAL IYO XAASKIISA
2-A/RISAAQ YUUSUF WAIRAX IYO XAASKIISA
3-UGAAS A/RASHIID ROOBLE DOODI IYO XAASKIISA
4-UGAAS MUSTAFE ROOBLE DOODI IYO XAASKIISA
5-MUSTAFE ABDI XAAJI IYO XAASKIISA
6-AXMED YUSUF BAKAL IYO XAASKIISA
7-X.OMER ABDI EGEH IYO XAASKIISA
8-SALEEBAAN ABDI DUGSIE IYO XAASKIISA  IYO DHAMAAN REER OTAWA OON LA SOO KOOBI KARAYN

Filed Under: tacsi

Comments (2)

Trackback URL | Comments RSS Feed

  1. markii aan ka arkay ama ka akhriyey dacsiga ay dirayaan reer ottawa ayaa waxaan gartay magaca qofka geeriyooday oo ah nin aan aad aan u aqaanay oo aan aad uga naxay waxaan se leehay ilaahay samir iyo iimaan inaga siiyo isagana ilaahay u danbi dhaafo aami

  2. mustafe says:

    anigoo ah mustafe farax c/laahi iyo dhamaan asaabta halkan ila joogta waxaan tacsi u diraynaa alah u naxariiste suleebaan cumer caare (tukaale) waxan leenahay ilahay janaadi ha warabiyo intuu ka tegayna samir iyo iimaan ha ka siiyoAmiin. waxaanan joogna mennisote u.s.a

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.