Dugsigii Sare ee Geb oo Meel Fiican Maraya
Geb, (SayliciPress.Net), Dugsigii Sare ee Geb oo waji gabogabo maraya: Halkan ka daawo sawirada.
Class rooms or Lecture halls
Lecture Halls
Offices (xafiisyo)
Marka uu dhamaado dugsigani ayaa la filayaa inay noqoto Geb magaalo arday oo ilaa heer jaamacadeed yeeelata, Klinikyo, iyo is maamul oo shacabka dalka iyo qurbu ku yeeshaan guryo nasasho taasina ay keento inay noqoto mustaqbal wayn hiigsanaysa.
Goobta ay ku taalo Geb ayaa ah meel straateji ah sidaasi darteed waxa u suurto galaysa in ay xidhiidh wacan la yeelato Baki, Gabiley ilaa Hargeysa oo jidka hoose la marayo - Lughaya, Saylac ilaa Djibouti oo jidkii hore ee Jabuuti la isticmaalayo.
SayliciPress Geb
Filed Under: News










Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto















masha,alaa dadkaa ku dadalaya ineey horamr usameyeen wadankoda khayr ala hasiyo wana sharaf usoo hoyatey dadka dagankas daga