SAYLAC DHAXAL MAHIN EE WAA DHULKII TARIIKHIGA AHAA EE BEESHA SAMAROON

Hanti dhaxal waygashaa dhulse dhaxal magalijirin lakiin manta waxaa muuqata in beesha samaroon dhaxal aay dhaxal ubixisay dhulkeedii iyaqdoo dhaxal usiisay beesha ciise dahir rayalena maahin nin ka amar qaata reer dudub ama jibriir yonis ama makahiilba dhulka uubixiyayna waa mid dhabar jabku ah dhamaan beesha samaroon waamarka laga eego dhinaca san waa laga yaaba marka la eego waxii ina ragaadiyay 2qarni ee udanbeeysay ee ahaa arkaa baa ardaa neceb inloo arko in adaa bixiyay dhulka tariikhi ga ah ee saylac eeriya.

 

waxaa hubaal ah inaanu ardaa bixin dhulkaa ee uu bixiyay daahir rayaale oo danahiisa gaarka ah uga faa iidaysanaya daganada aay mulkiyadeeda leedahay beesha samaroon marka aaynu dhanka  kale  ka eegno  dahir rayaale laftiisu waxuu ka faa iidaysanayaa ardayada samaroon ee ishaya isagoo leh inta aay isu maqan yihiin adiguna danahaga gaarka ah fuli sidaydoontaba ha ahaatee tariikhdu waa maguuraan dhulkuna maguuro 

 

gabgabadii maqaalkani waxaa loobahan yahay beesha samaroon inay ka hortagto waxyalaha gunimada  ah ee uu ku  kacayo ninka dantiisa fiirsanaya ee ina rayaale waa inlaga midoobaa sidii dhulkan dhaxalka loosiiyay ciise looga soo celin lahaa waain laga midoobaa waxyaalaha gunimada ah ee lagu luminayo dhul xeebeedka beesha samaroon iyo tariikhda awladii sheex maxamuud siciid  waa sheekh samaroone dhalin yartu waa inay is abaabushaa sidii aay uga hor tagi lahayd gunimoda siyaasiga iyo saladiinta samaroon qateen  hadii aanu nahay dhalin yarta jaliyada awdal iyo salal ee switzerland diyaar waxaan unahay inaan tageero sugida xuduudaha aan wadaagno beesha ciise ee rayaale uu dhabarka kukeenay saylac anagoo kala ah

saleban maxamud ibrahin
saleban ibrahin qalinle
axmedyasin adan farax 
maxamed ismacil xadi
farhan adan warsame
mustafe cisman guul
axmed muse dahir 
c/casis ali abdilahi
kibe muumin maydal
sayid maxamed muumin
ahmed  farax nuur
jamac farax shirwac
mustafe xasan maydhane
maxamed dahir halas
mawlid cilmi axmed
farhan farax gelle
maxamed dualle hiriir
mustafe maxamed cumar
maxamed haruun rabille
maxamed ibrahim cumar
maxamed nuux cilmi
mahdi ismacil
samatar xasan jamac
sharmarke xasan jamac
samatar maxamed cabdi
siciid abtidon
jamac cabdi jamac
cabdirashid  cadmadoni
mustafe cusman wabari
mustafe maxamed warsame
A/rashid maxamed warsame
maxamed liban diiriye
faysal dauud jamac
a/rashiid a/raxman ibrahim
ibrahin a/raxman ibrahim
xusen cabdi xasan
cusman maxamed  xushuun
khadar sonkoralin
liban maxamed barkhad
maxamud sheekh yusuf
cabdi raage
xusen xamud xusen
fuaad  dahir  galiye
cabdiqani xamud duqsi
maxamed arte
muxumad xashi
xasan maxamuud  axmed
yusuf abdi ibrahin
muse cumar adan
axmed cumar adan
ilyas maxamed bille
hodan idiris miicad
fadumo musse dahir
umalkhayr cabdi dahir
amina yusuf
khadija xadi sidci
sacada xaji xasan  
safiya cabdi duaalle

dhamaan tayo waxaan diyaar unahay muruq iyo maalba inaan ku tageero sugida xududaha aan la leenahay beesha ciise saylac na rayaale uma dooran karo marba nin kuu doono ka uu hada magacabayna hadii uu isasoo tago waxii kudhaca waxaa dhabarka ku qadan doona ina rayale bulshada dagankuna waa inay ka howgalan arintan anaguna waxan diyaar unahay hiil iyo hooba aan isla garabtaagno

 

by farhan adan warsame

adwarsam1@yahoo.com

Filed Under: Report

Comments (2)

Trackback URL | Comments RSS Feed

  1. marka hore waxaan salaamayaa dhamaan dhalin yarta ka soo jeeda gobolada la bixiyay siday ay sheegeen waxaanan leeyahay aad ayaad ugu mahadsantihiin sida fiican ee aad uga damqateen dhulkeena lagu siinayo xaq darada beeshan ciise ee doonaya in ay damcaan dhul ayna lahayn waxaanan leeyahay ma ogolin wax yaabaha laga wado kuna daawan mayno ee inta aanu dul joogno dhulka dushiisa iyo markaan dhimanaba ogolaan mayno xuduudahayaga dhabta ah ee aan la leenahay beesha reer ciise taasina waa fikr aan idin la qabno anagu hadaan nahay dhalin yarada ku dhaqan dalaka yemen

  2. marka hore waxa aan halkaan ka salaamayaa dhalinyaradan aad iyo aad uu damiirkoodu usoo jeedo hambalyo hambalyo awdal samaroon baale ciise waxa uu ku yimi inan layaal iyo abti,mana gayo in uu xil ka qabto ama karaadiyo awdal iyo selel iyadoo dhalin yartii u dhalatay ee jamacadaha kabaxay ay bilaa camal yihiin in uu nin jabuuti udhashay selel ku maamulo , waa ceeb iyo gunimo ,selel awdal ka qaalisan waayo waa dhul taariikheed ,waa dhul macdan iyo shidaal leh waa dhawaan xiligii reer awdal iyo selel dhargilahaayeen waana ceeb in ay ciise hoostagaan ,dhulka dhaxalka ah iyo taariikhda ah ma goyo waan ku siiyay waxa uu gayaa dhiig in loo daadiyo ,waanu ka dagaalamayna ,khasantan waxa igu balan ah in aan ciise ka dareeriyo selel una xoreeyo dadkii udhashay waxa aan sugayaa inta aan dhawaan qalin jabinayo

Leave a Reply




If you want a picture to show with your comment, go get a Gravatar.