Maamulka Bahda SayliciPress Wuxuu Raali Galin u Gudbinayaa Dhamaan Akhristayaasha

SAYLAC - To Whom It May Concern: Akhristayaasha sharafta leh waxaan ka raali galinaynaa in ay indhahoodu qabteen qoraal aan ahayn ama ka turjumayn qadiyadaha ay Bahda SayliciPress difaacdo oo ah in lagu qaldamo shaqsi shicib ah oo maamulayaasha bahda badankoodu ayna xitaa garanayn qofka ay tahay iyo meesha ay ku nooshahay. Bahda SayliciPress waxaan si aada uga xun-nahay in qalin qaldani gaadho dad ayna naga dhaxayn xafiiltan oo aan hub, magac iyo shaqo siino waxba iskuma falayaasha ku caan baxay kala qaybinta iyo fidnada ee warankoodu ama weedhoodu ayna dhaafin duleedka Gorayocawl.

Saylac, Somaliland

Filed Under: Badheedhaha

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.