Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun – Marxuumad Cibado Cali Xassan

Annagoo ah dadka hoos ku qoran degana magaalada “Seattle” ee cariga Mareykanka, waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka geeriyootay Marxuumad Cibaado Cali Xasan oo 24kii January, 2012 ku geeeriyootay cusbitaal ku yaalla degmada “Renton”.

Waxaan Eebe uga baryeynaa inuu maruumada ka waraabiyo naxariistiisa jano, samir iyo iimaana ka siiyo qaraabadii, ehelkii gaar ahaan seygeedii Cabdi Faarax Giire iyo caruurtii ay ka tagtay. Aamiin….Aamiin…Aamiin:

  1. Qaasim Xaaji Daahir
  2. Cumar Cabdilaahi hande iyo xaaskiisa
  3. Maxamuud Cabdilaahi Iimaan iyo xaaskiisa
  4. Mowliid Cabdilaahi Magare iyo xaaskiisa
  5. Cismaan Cali Miicaad iyo xaaskiisa
  6. Maxamed Xuseen Sayre iyo xaaskiisa
  7. Ibraahim Cabdilaahi iimaan iyo xaaskiisa
  8. Axmed Cabdilaahi Imaan iyo xaaskiisa
  9. Maxamed Cabdilaahi Rooble iyo xaaskiisa
  10. Muuse Dugsiiye iyo xaaskiisa
  11. Ibraahim Jaamac
  12. Ali Saciid
  13. Cali Ibraahim Nuur
  14. Maxamed Cilmi Gidhiish iyo xaaskiisa
  15. Abdulla Axmed iyo Xaaskiisa
  16. Axmed Xirsi
  17. Rayan Xuseen
  18. Abdirazaaq Muuse Caynaan
  19. Faysal Xaamud Jibriil
  20. Saalax Cabdi iyo xaaskiisa
  21. Mustafa Cabdi iyo xaaskiisa
  22. Cali Sheekow iyo xaaskiisa
  23. Maxamuud Sheegow iyo xaaskiisa
  24. Cabdiraxmaan Cumar Buskud
  25. Ibraahim Baarood
  26. Cabdinaasir Diin Durmaanle
  27. Wacays Qaasim Xaaji Daahir
  28. Cabdirazaaq Xamare
  29. Cabdulqaadir Aadan iyo xaaskiisa
  30. Abaadir Baqrkhad Cabdilaahi
  31. Siciid Axmed Maxamed “Ilkacase”
  32. Axmed Yaasiin Aadan Nuur
  33. Maxamed Bookh
  34. Xuseen Hufane
  35. Cali Hufane iyo xaaskiisa
  36. Cabdirashiid Muxumed Barkhadle
  37. Asad Maxamed
  38. Cabdirazaaq Siciid Weyrax
  39. Guuleed Ibraahim Cige
  40. Samater Aadan Cilmi
  41. Maxamed Yaasiin
  42. Maxamed Aadan Ileeye
  43. Xasan Ciise Caateeye
  44. Cabdirashiid Cali Xasan
  45. Cabdi Siciid
  46. Yaasin Ibraahim Sheekh Siciid
  47. Maxamed Dhinbiil Dharaar
  48. Yuusuf Maxamuud Waji
  49. Abdirashiid Cabdi Cabdilaahi iyo xaaskiisa
  50. Xaashi Cabdilaahi Cige iyo xaaskiisa
  51. Cali Ileeye Iidle
  52. Saxardiid Ibraahim Malgaash

Filed Under: tacsi

Comments are closed.