Fanaanadii Weyneyd ee Whitney Houston oo Maydkeeda Laga Heley Huteel Beverly Hills

11.2.2012 ayaa waxa geeryootay fanaanadii caanka ahayd ee Whitney Housten taas oo lagu xasuusto heesihii caanka ahaa ee ay qaadi jirtey ‘’I wanna dance with somebody iyo we will always love you waxa kale oo lagu xasuustaa, fanaankii caanka ahaa ee ay u dhaxayday ee Bob Brown oo ay aad u kala weynaayeen, xidhiidh jaahwereer ahina ka dhexeeyey iyo isticmaalka doroogo xad dhaaf ah oo fanaanada lagu ibteleeyay , waxase aan ilaa hada la ogeyn sobobta keentay geerida fanaanada.
Fanaanada oo dadeedu tahay 48 sano kaliya ayaa waxay ifka kaga tagtay gabadh 18 jir ah oo ay u dhashay fanaankii Bob Brown. Waxase aan ilaa hada la ogeyn sobobta keentay geerida fanaanada iyada 10kii bishan bandhig masraxeed lagu magacaabey for the love and R&b ku wehelinaysay gabadha lagu magaabo Kelly price.
Lasoco sayliciperess …
Filed Under: News





Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto














