Maamul Goboleed Saylac State

Maanta ay taariikhdu tahay 11.02.2012 waxaa si mug leh loogu dhawaaqay Maamul Goboleedka SAYLAC STATE of SOMALIA . Sababaha  keenay in bulshaweynta kudhaqan xeebaha galbeed ee somaliland ay kudhawaaqen Maamulkani SAYLAC STATE uu yahay cadalad daro iyo amni daro kaga timiday  maamulka Somaliland iyo Dowlada JABUUTI oo cadaasi iyo hagardamo iyo dhulbalarsi

kuhaysa umada kudhaqan deganadaas,iyadoo dowlada jabuuti ay  ka faa’ideysanayso burburka Dalka soomaliya.Waxaa udheer inaasi  hurumar la’aan soo food saartay bulshadaa kudhaqan deegana ay ka arimanayso SAYLAC STATE  oo ah.

Magalooyinka SAYLAC,LUGHAYA,BOON,GARGAARA,iyo boqolaal tuulo oo hoos yimaada Degmooyinkasi,sidaa awgeen waxay beelaha degan deeganadaas ay si caqfiyow uga baraandageen inay katashadaan aayahoodo ,iyo inay laqeyb sadaan walalahooda somaaliyeed  midnimada iyo horumaka usoo ifbaxaya.
Habdhismeedka dowlada SAYLAC STATE of SOMALIYA waxa  lashacin todaabadada foodaa inagu soo haya.

wabillahi towfiiq
wixii taagero ah nagalla soo xiriira saylacstate.com of somaliya

Filed Under: News

Tags:

Comments are closed.