Daawo Video: Gudoomiye Ku Xigeenkii Degmada Saylac Oo Sheegay In Doorashada Degmadu Si Xalaal Ah U Dhacday

Boorama(SPN) G/ku xigeeka degmada saylac Md: Cismaan Muumin Caare ayaa ka hadlay sidii  ay degmada saylac ugu dhacday doorashadu  gudoomiye ku xigeenka oo ku sugan magalada boorama ayaa warbaahinta siyey Arin uu kaga hadlaayo sida ay u qabsoontay doorashad degmada  oo uu ku tilmaamay inay ahayd mid si xalaal ah u dhacday.

Gudoomiye ku xigeenka oo arinkaas ka hadlaya hadaba hoos ka DAAWO.

Filed Under: News

Comments are closed.