Gudiga Doorashooyinka Deg. Gabiley Oo Ku Dhawaaqay Natiijo Hordhac Ah Iyo Sida Loo Kala Helay Asxaabta/Ururada.

Sayliciress.net .Gudiga doorashooyinka ee degnada gabiley ayaa shaaciyey natiijo hordhac ahayd mardhawyd kadib markii ay muddo badan gacanta ugu jirtay gudiga heer degmo ee doorashooyinka hadaba waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa sida ay u kala heleen Asxaabta iyo Ururada ku loolamayeyba degmada gabilay hadaba waa sida Tan:

1. KULMIYE: waxa uu helay 7. Kursi.

2. WADDANI: waxa uu helay 4. Kursi.

3. UCID:  waxa uu helay 4. kursi

4. RAYS: waxa uu helay 2. Kursi.

5. DALSAN:  waxa uu helay 2. kursi.

6. XAQSOOR: waxa uu helay 1. kursi

7. UMMADDA: Waxa uu helay.1. kursi.

Magacayada Iyo Xisbiyada Ay Ka Soo kala Baxeen Waaa Sida Tan:

   Kulmiye:                                                      

 1- Cabdiqaadir Maxamed Faarax
2- Cabdi Ciidle Cali Ismaaciil
3- Cibaado Maax Cilmi
4- Shucayb Maxamed Muuse
5- Cali Maxamed Sheekh Saleebaan
6- Maxamed Amiin Cali Alaalle
7- Dr. Axmed Cali Maxamed

             UCID: 

1- Cumar Cali Obsiiye
2- Maxamed-Amiin Cumar Cabdi
3- Caydaruus Cabdilaahi Sheedaal
4- Mahdi Maxamed Xaashi Jaamac

              WADDANI :

1- Xasan Axmed Maxamed Aadan
2- Cali Maxamuud ismaaciil
3- Iid Xasan Cabdi
4- Cabdicasiis Cabdilaahi ismaacii

 DALSAN:

1- Cali Axmed Yuusuf Xaashi .

2- Mustafe Sayid Abokor .

RAYS:

1- Cabdisamad Sheekh Aadan Amiin .
2- Axmed Siciid Kibaar.

  XAQSOOR:

1- Nimco Axmed Cabdi

        UMMADDA:

1- Cabdi Yuusuf Daahir Goole.

 

Xigasho:Lughayanews.


Filed Under: News

Comments are closed.