Daawo Video: Sida Madaxweynaha Soomaaliya Loogu Soo Dhaweyey Dalka Turkiga Markuu Gaaray Iyo Heshees Ay Labada Madaxweyne Qalinka Ku Duugeen

Istanbul(SPN) madaxweynaha soomaliya MD: Xassan Sheekh Maxamuud ayaa bar yahan danbe ku sugan wadankan Turkiga isagoo kulamo la yeelanaya madaxda wadanka turkiga markuu uu madaxweyne Xassan waxuu kulan la yeeshay  dhiggiisa wadankan MD: Cabdalle Guul. iyadoona labada madaxweyne ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ka mid tahay sii kobcinta iyo sare u sii qaadida xiriirka walaaltinimada ku dhisan ee Turkiga iyo Soomaaliya iyo waliba siddii ay dowladdaTurkigigu u sii amba qaadi lahayd howlaha ay ka wado gudaha Soomaaliya. Waxaa sidoo kale kulankii shalay ay madaxdu ku kala saxiixdeen heshiis.

HOOS KA DAAWO SIDA AY U DHACDAY SOO DHAWAYNTA MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA:

Filed Under: News

Comments are closed.