WAR DEG DEG AH: Natiijadda Doorashada Golaha Deegaanka Hargeysa Oo Lagu Dhawaaqay Goordhawayd.

Hergeisa(SPN) Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay natiijadda doorashadda golayaasha deegaanka ee Caasimadda Hargeysa. Guddida oo ilaa shalay laga sugayey natiijadda la kala helay ayaa waxay ku dhawaaqeen natiijooyinka ka soo baxay iyo weliba tiradda xildhibaanada ay kala heleen ururadda iyo Axsaaba siyaasadda Somaliland.

Natiijadda doorashadda iyo Sida Musharixiinta look ala helay

1.    KULMIYE 7– Kursi

2.    WADDANI 4– Kursi

3.    UCID – 4 Kursi

4.    RAYS – 1 Kursi

5.    UMMADDA – 3 Kursi

6.    XAQSOOR – 4 Kursi

7.    DALSAN – 2 Kursi

 

Saylicipress.net:Hergeisa.

Filed Under: News

Comments are closed.