Jidka Isku Xidha Jamaacada Camuud Iyo Madaarka Magalada Boorama Oo Loo Bixiyey Magac Cusub

Boorama (SPN) Waxaa maanta masuliyiinta dowlada hoose ee magadalada boorama sheegeen in ay magac cusub u bixiyeen jidka isku xidha  jaamacada camuud iyo madaarka magalada boorama kaas oo ay u bixiyen Eng. Maxamed Cumar (Gando) oo ahaa masuul hore ugu tirsanaan jiray dowlada hoose ee magalada boorama.

Eng, Gando ayaa ahaa masuul gacanta ku hayey jidka u dhexeyaya jaamacada camuud iyo madaarka magalada boorama  Allah Ha U Naxariiste. magacan ayaa noqon doona Gando Road sida aya shegeen masuuliyiinta dowalada hoose taas oo ay ula jeedaan qiimaha uu uu ugu fadhiyey Eng, Gando oo la rumaysay yahay inuu ahaa  in uu gacan ka geystay  jidad bixinta magalada boorama.

maanta oo ay bishu tahay 6/12/2012/ ayaa waxay masuuliyinta dowlada hoose sheegen in ay wadada loo aqoon sandoona Gando Road.

Hadaba Sidan  Ayey U Dhignayd Nuqul Ay Si Wada Jira  U  Soo Saareen Masuuliyiinta Dowlada Hoose Ee Magalada Boorama:

Filed Under: News

Comments are closed.