Daawo Video: Siday U Dhacday Dhaartii Xildhibaanada Degmada Saylac

hambalyomayerkasaylaciyokuxigeenkaBoorama(SPN) Waxaa saaka la dhaariyey maanta xildhibaanadii golaha deeganka ku guulaystay ee degmada Saylac taas oo munasabaad ay goob joog ka ahayeen Odayqameedyada,Gudoomiyaha gobolka salel wasiiro ka tirsan xukumada Odayada dhaqanka ee gobolada Awdal Iyo Salel.

xildhibaanada la dhaariyey ayaa 10 kaliya inkastoo maqan yihiin 0 xubnood oo kale

HADABAD HOOS KA DAAWO MUNASABADA OO DHAMAYSTIRAN:

Filed Under: News

Comments are closed.