Sanaddii 2012 Oo Sahabakada Lughaya.com Oo Loogu Aqoonsaday Shabakada Kaliya Ee Baahisay Wasirro Xaqiiqda Ka Turjunta

happyLUGHAYA.COM: shabakada caalimiga ah ee lughaya.com ayey dadka gobolada Awdal,Salel Iyo Gabiley ka soo kala jeeda ee ku xidhan shabakad ay  Emailo badan oo ay u soo direen shabakada Maamulka shabakada ku cadeyey inay noqotay shabakada kaliya ee baahisa sawiro iyada u gaara oo ka turjimaysa kolba xaamasada iyo xiisa halkay maraayaan ka turjumaysa.

Dadka goboladan ka soo kala jeeda ayaa u mahadcelyey Maamulaha shakabada Lughaya.com  iyo dhamaan shaqaalaha kale ee ka howl gala shabakada, dadka ayaa ku sheegay shabakada LUGHAYA.COM. inay baahisay wasirro badan oo mararka qaar ay ku Arkeen shabakada kale ee ay ku xidhan yihiin isla markaana   laga leeyahay goboladan,Dadweynaha ayaa aad ugu mahad celiyey Tafaqtiraha shabakada LUGHAYA.COM.

Akhristaal waxaan idiin soo gudbinay qaar ka mida dhambaalada  mahadcelinata  ah ee ay soo dirayaan dadweynaha  gobolada Awdal, Salel Iyo Gabiley.

Xasuusin wali waxaan ku shaqaynaynaa oo naga heli kartaan Lughayanews  inta aan hagaajinayno Lughaya.com oo (crash) ku dhacay MAHADSANADIIN:

 

TAFAQTIRAHA SHABAKADA LUGHAYA:  Mukhtar Cige Amin.

Filed Under: News

Tags:

Comments are closed.