Category: Baaq

Open Letter to the President of Somaliland Republic

Open Letter to the President of Somaliland Republic

To President of the Republic of Somaliland: His excellency Mr. Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo Hers Haji Ali and Mohamed Abdullai, the Somaliland foreign minister should be removed from power Now A joint paper of advice put forth by the undersigned intellectual, professional and Concerned citizens

Bahweynta Gadabuursi ee ku Nool Wadamada Reer Galbeedka ayaa Taageero Buuxda Siinaaya Qaranimada Somaliland iyo Xil ka Qaadista Xirsi Tooriile

“Madaxwayne Silanyo ha kala doorto beelwaynta reer Sheekh Samaron iyo Xirsi Tooriile! Haduu wax ka qaban waayo Xirsi go’aanku wuu cad yahay” by Xassan Xaaji Bahweynta gadabuursi ee ku dhaqan wadamada reer galbeedka sida UNITED KINGDOM , U S A , CENTRAL EUROPE , NORWAY , SWEDEN, CANADA , DENMARK , AUSTRALIA , NEWSEALAND , [...]

Baaq ku Socda Bulshoweynta Awdal, Selel, iyo Gebiley – Arimaha Sixun u Isticmaalka Saxaafada

Annaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin oo u dhashay gobolada Awdal, Selel iyo Gebiley, waxaan aad uga xunahay waxyaalah foolxumada iyo waxyeelada leh ee lagu qorayo qaar ka mid ah shabakadaha ay maamulaan dadka u dhashay beelahaas. Qoraaladaas oo ah kuwa aad u dhaawacaya sharafta iyo magaca dadkeena, dadkeenana kala dilaysa kalana [...]

Baaq Canbaarayn ah oo Ku Socda Gacankudhiiglayaasha Somaliland Ceebeeyey iyo in Xukuumadu Ilaa Imika Talaabooyin Wax ku ool ah Qaaday Ayse soo Afjarto Argagixisada Caasimada Dugsanaynsa

Falkii aadka u foolxumaa ee dhawaanka dhacay tuulada seemaal, falkaa argagagixisada ah oo lagu gowracay dad rayidaoon waxba galabsan.

Baaq Taageero iyo Hanbalyo ah oo ku Wajahan Madaxwayne Kuxigeenka JSL Mudane Cabdiraxman Saylici

Waxaan halkan  baaq taageero & Hambalyo , Hiil & hooba ugu soo gudbinaynaa Anaga oo ah Cuqaasha & Waxgaradka Beesha Xasan-Cade /Bahabarceli - MaxadCase ee Degaanka Degmada Lughaya Madaxweyne Ku – Xigeenka JSL Sida Geesinimada , Xilkasnimada , Wadaninimada & Daacadnimadu ku jirto ee  isaga & waftigii uu hogaaminayey ugu hawlgaleen una soo gabagabeeyeen khilaafkii yaraa [...]

Salaadiinta Awdal Iyo Salel Oo Ka Digay In Ugaaska Makaahiil Booqdo Xeebaha Lughaya iyo Saylac

Salaadiin iyo cuqaal ka tirsan beelaha wada dega gobolada Salal iyo Awdal kulan  ay maanta ku yeesheen magaalada Hargeysa waxay  baaq digniin ah u direen  ugaaska beesha makaahiil samaroon  oo la sheegay in uu  dhawaan  ku soo fool leeyahay deegaano ka tirsna xeebaha galbeedka Somaliland isla markaana lagu tallo jiro in uu dhagax dhigo deked [...]

Suldaanka Beesha BahaberCabdalle Makaahiil oo Iska Fogeeyay Waxa Loogu Yeedhay Ugaas Guud iyo Makaahiil Weyne

Ku: Suldaanada iyo Madaxdhaqameedka Bulshada Awdal/Selel

Anaga oo ah dadka magacdoodu hoos ku qoran yihiin, iyo qaar badan oo aanaan magacdooda xusin sababo shaqadooda la xidhiidha awgeed, kana tirsan qurbajooga bulshada Awdal/Salal waxan baaqan hoos ku qoran u diraynaa Suldaanada iyo Madaxdhaqameedka Awdal/Selel:

Hambalyo iyo Taageero ka Timid Jaaliyadaha Awdal/Salal/Gabiley ee Holland iyo Belgium

Waxaan halkan  hambalyo iyo taageero uga muujinaynaa suldaanada kala ah suldaanka guud ee beelaha Maxamed case, suldaan Maxamed Jaamac Samater iyo suldaanka guud ee beelaha Habar Cafaan , suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal ee qaatay goaanka  gobonimadda iyo geesinamada leh ee ay ku badbaadinayaan dalkooda  iyo dadkoodaba , umaddana u soo jeediyay talooyinka wax ku ool [...]

Waxaannu taageersannahay go`aankii Sul. Samatar, arrimaha dhaqankana odayaasha ha looga danbeeyo” dhallinyarada beelaha Maxamad case

Borama  -Dhallinyarada beelaha Maxamad Case ayaa soo saaray bayaan ay ku taageersanyihiin mowqifkii Suldaan IBraahim Jaamac Samatar iyo go`aannadii golaha dhaqanka beelaha Maxamad Case ee ku aaddanaa wadahadallada loogu jiro in la helo hoggaan-dhaqmeed guud oo Gadabuursi ka dhaxeeya, guud ahaan dhallinyarada beelaha Samaroon-na waxa ay ugu baaqeen inay howlahooda qabsadaan arrimaha dhaqankana uga danbeeyaan [...]