Category: Book Review

Awdal Phenomenon – Dib u eegid Qoraayada Reer Adal iyo Qormooyinkooda!

EDMONTON – Anagoo mar dhawayd kusoo qaadanay “Bahda Saylici Books” dib u eegista buugii uu qoray Dr. Mohamed Xuseen Hadi ee Muliyooy SaaSee- waxaan maantana fursad u helnay in aan soo bandhigno “original cover-ka” buugii uu qoray Bashir Sh. Cumar Good oo ka mid ah qoraayada ka dhex muuqdaa qoraayada reer Adal ee maanta. Hadaba [...]