Category: charity

Step UP for Somalia – Walk to Support Somali Drought Victims From Calgary to Edmonton on August 5th, 2011

Ogeysiis, ogeysiis, ogeysiis, Waxaa la ogeysiinayaa qurbajooga awdal, selel, iyo gabiley inay ka soo qaybgalaan shir heer sare loo agaasimay oo ka dhacaya LONDON -UK

Ogeysiis, ogeysiis, ogeysiis, Waxaa la ogeysiinayaa qurbajooga awdal, selel, iyo gabiley inay ka soo qaybgalaan shir heer sare loo agaasimay oo ka dhacaya LONDON -UK

OGEYSIIS OGEYSIIS: Waxa la ogeysiinayaan dhamaan jaaliyada gobolada Awdal, Selel iyo Gabiley ee deggan UK iyo degaanada ku xeersan in shir balaadhan lagu qabanaayo magaalada London maalinta Sabtida 18 June 2011, kaasoo lagaga wada arrinsandoono dhismaha mashruuca dekedda Lughaya. Shirkaas oo ay inagala qaybgali doonaan martisharaf ka socda ururka Ardaa ee xaruntiisu tahay dalka Canada [...]

Wadajirtrust.org – Sponsor one child today!

“Inside us all something strong enough to Change the world.  To refresh those without water. To care for the sick.  To give a child joy. one small act of goodwill.   Can you find it in your heart to sponsor a child?”