Buugii Qabqabalayaasha Faqriga (lords of poverty)
Waa buug si qoto dheer uga waramaya Awoodaha xad-dhaaf ah, ku dul noolaanshaha iyo musuqmaasuqa hadheeyey hay’addaha gargaarka iyo weliba dhibaatooyinka ay ku hayaan dadka ku dhaqan dunida saddexaad,gaar ahaan wadamada macaluusha iyo dagaalada la il daran, waxa qorey Graham Hancock oo ah qoraa Ingiriis ah, waxaana turjumay Cabdilaahi beershiya.





Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto














