Category: Fikardo

Dood Kusaabsan Qaadka iyo Dhibaatada Bulshada Holland

Dood Kusaabsan Qaadka iyo Dhibaatada Bulshada Holland

Musharaxa M/Kuxigeenka X/Kulmiye Eng.Saylici Oo Hantay Maskaxda Iyo Taagee-rada Beelaha Samaroon Dhamaantood.

“Kulmiye Party’s Vice-Presidential Candidate has Earned and Captured the Support of the Whole Samaroon Tribe Family.” Brief  Translation Of  The Article: The June 4th Kulmiye presidential election showed huge enthusiastic turn out for Kulmiye party. From that rally one can deduce that the people of Awdal/Selel/Gabiley and beyond gave Kulmiye a large support.

Komishanka doorashooyinka qaranka S/L siduu u maamulay hawshii diiwaangelinta?… Ahmed Wali Got

Komishanka doorashooyinka qaranka S/L siduu u maamulay hawshii diiwaangelinta? Waxa aan la wada soconnaa intii mudda ahba in maamulka dawladda la baxday Somaliland uu ku mashquulsanaa diiwaangelin ay ka wadeen dhammaanba gobollada uu dalkaasi ka kooban yahay,